Wednesday August 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

SIYAASIGENI QALIGA AHA FUAD ADAN CADE (IHN) WAXAN KA HAYA INAN GUMEED WAXAAN U AQAAN NINKA MARNA GAROOWE USII DHIDIIQIYA MARNA HRGYSA

0
Thursday August 09, 2018 - 13:15:18 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SIYAASIGENI QALIGA AHA FUAD ADAN CADE (IHN) WAXAN KA HAYA INAN GUMEED WAXAAN U AQAAN NINKA MARNA GAROOWE USII DHIDIIQIYA MARNA HRGYSA

    Waxan ereyga marxuunka usoo qaatay waxaa jira niman hunguri qalina oo marka ay ka waayaan nafci qofka ay u dan leeyihiin u istimaacala qalinka si ay ugu aar goostan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan ereyga marxuunka usoo qaatay waxaa jira niman hunguri qalina oo marka ay ka waayaan nafci qofka ay u dan leeyihiin u istimaacala qalinka si ay ugu aar goostan

Waxan ereyga marxuunka usoo qaatay waxaa jira niman hunguri qalina oo marka ay ka waayaan nafci qofka ay u dan leeyihiin u istimaacala qalinka si ay ugu aar goostan ana kuwaasan u aqaan inan gumeedo haddi qalinkaaku laba af yeesho waa mid subxaana allah waxaa kaloo soo raaca masuul meel jooga intuu masuuliyada hayo ka sheeg wixii qalad ah eed aragto balse kol haddu masuuliyadi baneeyey hadalka dhataqda ah eed ka daba tuurta isna waa inan gumeednimo. waxaan shalay ku arkay saxaafada qaar qoraal uu soo dhigay nin magaciisa ku sheegay SICIID GAHAYR oo wasiirkii hore madaxtooyada maxmud xaashi cabdi eedayn iyo hadalo qadaf ah oo xushmada dadnimo ka madhan ku weeraray taa waxa u dheerayd isagoo magacaabay dad badan oo ehel sharaf ah oo uu ku sheegayo inay isku beel yihiin waxaa nasiib daro ah inuu inanku weli hab beelaysan u dhaqmaayo shaeeganayona inuu qora yahay waa ayaan darooyinka waqtigan dambe umadeena ku habsatay beel iyo hebel bay isku beel yihiin qalinlaydu waxyaabaha ay ka xishooto weeye balse inanku qolqolkii qabyaalada weli kamu korin baa la dhihi kara. aan iskiin baro siciidow adiga iyo Maxamud Xaashi masuulka 1aad dagaalkii SNM ee aaga bari ee fadhigiisuna ahaa DHOQOSHEY weeye Maxamud barina baal dahabuu ka yahay Sayidna CUMAR (IHRN) shaydaanku wadadu kaga soo horbaxo wuu ka baydha maxamuudna waqtigii kulula sidaas buu dad badan uga dhigna markaad joogtey adigu kaam abokor. Garyaqaan Shaxaari



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO