Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hortii Waanu Cabi Jirnay Biyaha ! Waxa Qoray Samatar Wayab

0
Thursday August 09, 2018 - 15:27:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hortii Waanu Cabi Jirnay Biyaha ! Waxa Qoray Samatar Wayab

    Hortii Waanu Cabi Jirnay Biyaha ! Waxa Qoray Samatar Wayab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hortii Waanu Cabi Jirnay Biyaha ! Waxa Qoray Samatar Wayab

Sidan wada ogsoonahay biyuhu waa nolosha nolushuna waa biyaha la,aantood waa dhimasho hadaba sidaas oo ay tahay Ayaan qaar ka mid ah xaafadaha Hargeisa ayna dhariga waxay ku saartaan ayna haysan .

Hadaba tan iyo intii uu xukumada majaraha u qabtay muuse biixi cabdi oo uu noqday madaxweynahaoo shacabku rajo badan ka naawilayeen isna lahaayeen manta ayuunbay soo noolaatay rajadiinii in aad mar uun cabi doontaan biyo macaan oo geed deeble ka yimaada balse way ka dartay oo markii horayba dhaantay .

Hargeisa oo ah caasimada Somaliland waxa ku nool in ka badan milyan Ayaan hadaba wax biyaa cabin badankoodu balse intii muuse hortii cabi jiraty ay weyday maqaalkaygan waxaan qalinka ugu qaatay in aan inyar idinla wadaago hooyo ka mid ah hooyooyinka Somaliland ahna kuwa inta badan dhibta reerku ku dhacdo ama biyo ha la doono ama wax kale oo asaaska nolosha ahba ha loo baahdee ayaa iyadoo maalin maalmaha ka mid ah cataabaysa oo calaacalaysa aan arkay ,hadaba hoyadan waxay dhabarka ku sidaa jirkaan 20 litir qaad oo ay meel durugsan ka soo xanbaartay qiyaastii taas oon ka gartay wajigeedii markii aan arkay daalka hiin faadhka iyo neef tuurka ka muuqda hooyadan Ayaan damqaday oon is idhi ka qaad oon ku idhi ken hooyo aan kaa qaadi markaas ayay naxariistii hooyo lagu yaqaanay ileene tidhi iska daa hooyo yaanu ku wasakhayne ciil weynaa !!!!

Balse waan ka diiday oo waan sii qaaday oo ilaa waxa u hadhsanaa meel laba boqol oo talaabo u jirta intii aan isa sii waraysanaynay ayay ii sheegtay in ilaa intaa muuse biixi uu madaxweynaha ahaa aanay biyaba cabin waxayna tidhi " hooyo kaanu islahayn waxbuu idiin qaban oo waa idin noolayn sawka ilaahay sidaas u gartay markuu madaxweynaha noqday ayayba goyeen waxaan kala garan waayay inay isaga ku xumaynayaan iyo in ay ogaan ka tahay walaahi waa yaab waxaas oo roob ah ayaa da,ay maalmihii u danbeeyay balse dhibiq biyo ah kama arag markii hore oo ninkii hore mareeyaha joogay nin wanaagsan ayuu ahaa oo markaan u cabano waa soo dayn jiray balse imika ku yar oo is daawanaya oo meel kale awood ka haysta garan waynay ayaa haysta oo markaa u cabanaba noo hanjabaya , hadaba iyadoo hadalkeedii ii sii wada ayay ii sheegtay in meel halkan ah oo gurigeeda u dhaw in niman tujaar ah lacag bixiyeen oo biyo qaybiyaha siyeen oo biyihii loo sii daayay waa siday hadalka u dhigtee markii aan weydiiyayna waxay tidhi hooyo ciradaas Ayaan leeyahee ma been Ayaan sheegi karaa qolo soo aragtay waxay ii sheegeen in reero halkeer ah oon cabi jirinba inay imika cabaan hadaba cabaar markii aan soo sheekaysanaynay ayaan gaadhnay gurigeedii markii ayay ducu ugu hurgufday hadaba arintan waxay dhaxalsiisay weydiino badan islaantu ma ogayn waxa aan ahay ana iyada ma aqaan balse waxan markiiba is weydiiyay in manta umada sidaas u taal daran qofka dhibaya eek u jees jeesaya halkuu ilaahay ka gali doono sidoo kale waxaan la yaabay in manta madaxweynuhu iska arki waayo jalaafooyinka iyo qardoofaha lala maagan yahay xukumadiisa oo ah in shacabka lagu diri hadab sida ay sheegaan culimada wax ka qorta xaalada dunida ayaa sheega in dagaalka saddexaad aduunku ka dhici doono biyaha wallow Somaliland lagu daro wadamada ugu biyaha badan Ayaan hadana biyo la,aantaasna ka taagan tahay hadaba waxaan soo jeedinayaa

In madaxweynuhu u dhug yeesho waxyaabaha isaga wiiqaya , In Lala Xisaabtamo hayadaha sida wakaalada biyaha oo ah tan gabtay shaqadeediioo lays odhan karo waa gaabis

Samatar wayab

Hargeisa , Somaliland

Ba . international relation and diplomacy

Journalist , and political analysis

0634107721

amiirsamo@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO