Monday June 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2019

0
Tuesday September 04, 2018 - 15:14:14 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2019

    Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2019

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2019

Aqoonyahan Khadar Maxamed Faarax Caynaashe oo kamida Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa wax kusoo bartay oo horaantii sanadkii 2014 magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay Doorashada Golaha Wakiilada ayaa maanta mar labaad kaga dhawaaqay magaalada Toronto ee dalka Cannada.


Musharax Khadar Maxamed Faarax Caynaashe oo kamida qurbajooga reer Somaliland ee dalka Cannada ayaa mudooyinkii u danbeeyey kamid ahaa masuuyinta sare ee Xisbiga Waddani ujooga dalka Cannada isagoo isla markaasina ahaa xubnaha ugu firfircoon Siyaasiyiinta da'yar ee reer Somaliland ee dalkaasi Cannada ku nool.



Musharax Khadar Maxamed Faarax Caynaashe oo madashii uu kaga dhawaaqayey Mushaxnimadiisa ka hadlaayey ayaa waxa uu xusay inuu yahay nin dhalinyaro ah waxna bartay islamarkaasina kasoo jeeda qoys maal-qabeena oo Somaliland laga wada-yaqaan isla markaasina aanu u socon inuu xilkan uu isusoo sharaxay maal iyo magac midna ka tabcado balse uu u socdo sidii uu nidaamka Siyaasadeed ee dalka wax uga bedeli lahaa isla markaana bulshada u tusi lahaa awooda ay leeyihiin dhalinyarada dalka wax u baratay ee ay ku dul maamulayaan odayaal da'a iyo kuwo aan aqoon ku filan hogaamina dalka lahayn oo la ambada xilka iyo xasaanada bulshadu u dooratay.


Musharax Khadar Maxamed Faarax Caynaashe ayaa gabagabadii waxa uu Xukuumada iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka usoo jeediyey inay si wada-jira uga shaqeeyaan sidii ay doorashada Golaha Wakiilada sida ugu haboon ugu qaban lahaayeen waqtigii u qoondaysnaa isla markaasina inta ka hadhsan waqtiga doorashada laga shaqeeyo sidii loo dhamaystiri lahaa dhamaan caqabadaha ku dayran qabashada doorashada .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO