Monday November 19th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

0
Wednesday September 05, 2018 - 18:01:29 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

    warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaahbarakatuh

 

warsaafadeedsoo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

Hal ku dhiggaas waxaanu u soo qaadannay waa labada qodob ee ay ku heshiiyeen shacabka ku abtirsada reer Somaliland una samaysteenhoggaan u ilaaliya sharciga ka duulya qadobbaas labada ahuna baahanyihiin hoggaan u dhawra oo aan kala qaybin kuna dhaqmin qabyaalad aan meel durugsan lagu gaadhayn beel la qabiil ah iyo mid aan la qabiil ahayn toona aan dani ugu jirin horumar la taaban karana lagu gaadhayn waxa laga dhaxlana tahay uun dhib joogto iyo dalka dhutiya

Kursiga dalka looga taliya talo ilaahay ayaa leh wuxuu leeyahay afar rukun kuma fadhisan karo madaxawaynuhu kursi laba rukun oo keliya leh wuxu khatar ugu jira in uu la dhaco

ha la badiyo cabsida ilaahay ee nafaheennu gacantiisa ku jiraan eeaan laga baxsan karin isku day in aad khaatumdaada khayr ku khatinto ha dhibin muwaadinka aad dalka wada leedihiin kla dhowaso mid cidkasta oo aan reer Somaliland ahayn ha kgu mudnaato ciiddaadu

Deeq Cabdi Digale



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
WAREYSIYO