Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Jamaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi Kula taliyay inuu Waddanka ku celiyo 2010 kii

1
Thursday September 06, 2018 - 18:34:50 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi Kula taliyay inuu Waddanka ku celiyo 2010 kii

    Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waraysi uu dhawaan bixiyay Sheegay in uu la taliyaasha Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi uu ka mid yahay ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa waraysi uu dhawaan bixiyay Sheegay in uu la taliyaasha Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi uu ka mid yahay ,

 isla markaana uu Madaxwayne Muuse Biixi talooyin badan ka qaato.

Haddaba Jamaal Cali Xuseen ayaa waraysigan ka yidhi haddii uu Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi wadanka ku celiyo 2010 inuu noqonayo Madaxwayne, wax wayn qabtay ,

taas oo macnaheedu yahay in Waddanka dib loo celiyo oo;

-Miisaanayada sanadeedka Qaranka ee gaadhay $ 363 Milyan halagu celiyo $40 Milyan

- Waxbarashada Dugsiyada Hoose/dhexe ee bilaashka laga dhigay, halaga noqdo.



- lacagtii Giinbaarta ahayd ee laga badalay Goboladda Bariga Somaliland, halagu celiyo.

- Sanduuqa Horumarinta Somaliland (S.D.F.) hala baabiiyo.

- Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan),ee la sameeyay hala iska daayo.

- Dhismayaasha Casriga ah ee qalabeysan Iyo agabkii lagaga Shaqeyn-lahaa Xafiisyadaa iyo wasaaradaha dawlada hala dumiyo oo dhulka halala simo.

- labadda madaar ee Hargeysa iyo Berbera, dib wixii lagu kordhiyay haloo dumiyo.

- Darajooyinka Ciidamada Qaranka, hala-gala noqdo

- Wadadda Ceerigaabo hala bur buriyo.

- Ciidanka damdamiska Qaranka Somaliland ee la asaasay hala baabiiyo.

- Heshiisyada caalamiga ah ee horumarineed ,sida Heshiiskii Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP World, iyo Shirkadaha Shidaalka baadha, halaga saaro Waddanka.

- Nabeynta iyo dibu-heshiisinta, kooxdii SSC iyo Khaatumo , halaga baxo.


Lama garanayo waxa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ku kalifay inuu hadalkan kasoo baxo, laakin dad badan baa ku micneeyay inuu si gaara oo shikhsi ah dawladii Siilaanyo u diidana, halka dadka qaar ku macneeyeen in dawlada Muuse Biixi ay ka shaqaynayso inay tir tirto raadkii dawladii Siilaanyo isaguna uu yahay la taliyaasheeda koowaad.


Mujaahid Shukri Rashid

UK


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO