Wednesday September 26th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Make Money Online
Youtube jobs

Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Hanbalyo u diraya ardayda Jamacada Burco Oo Maanta Ka Qalin-jabiyey Jamacada Burco,

0
Thursday September 06, 2018 - 19:24:24 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Hanbalyo u diraya ardayda Jamacada Burco Oo Maanta Ka Qalin-jabiyey Jamacada Burco,

    Waxan Hambalyo u dirayaa Ardaydii ka qalin jabiyey (Veterinary,ICT,Community Development,And Education) Maanta oo ay taarikhdu ahayd 06/09/2018 Jaamacada ‪ Burco ee dalka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan Hambalyo u dirayaa Ardaydii ka qalin jabiyey (Veterinary,ICT,Community Development,And Education) Maanta oo ay taarikhdu ahayd 06/09/2018 Jaamacada ‪ Burco ee dalka Somaliland


Birmingham (Burcoonline) 06.9.2018 Waxan Hambalyo u dirayaa Ardaydii ka qalin jabiyey (Veterinary,ICT,Community Development,And Education) Maanta oo ay taarikhdu ahayd 06/09/2018 Jaamacada ‪ Burco ee dalka Somaliland

Waa maalintiini Farxada ardayda jaamacada Burco ,Waxad soo marteen jid dheer waaanad usoo samirten . Waxaanad maanta soo gaadhen maalinti farxada Alxamdu Lilaah,

waxaan mahadnaq balaadhan u jeedinaya Maamulka Jamacada Burco iyo Macallimiinta iyo Waalidintooda oo ay uga mahadcelinaayo sidii hagar la’aanta ahayd ee ay ugu soo tabceen ardayda muddadii ay waxbaranayeen , Dadka iyo dalka iyo Gobolkina ayaa wax u barateen oo idiin baahan.annaguna waa idinku faanayna waa idin garab taganahay


Alla Mahadleh
Xildhibaan Mubaarik Yusuf(Bidhi)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO