Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

AGAASIMAHA MADAXTOOYADU WUXUU KA DHIGAN YAHAY, " HABARTII DUSHEEDII DARUURUHU KU HOOREEN DADBA WADA HEL MOODOO DAAD WARARAC BAY TIDHI"W.Q Abdiqadir Ali Nuur

0
Sunday September 09, 2018 - 08:49:45 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AGAASIMAHA MADAXTOOYADU WUXUU KA DHIGAN YAHAY, " HABARTII DUSHEEDII DARUURUHU KU HOOREEN DADBA WADA HEL MOODOO DAAD WARARAC BAY TIDHI"W.Q Abdiqadir Ali Nuur

    AGAASIMAHA MADAXTOOYADU WUXUU KA DHIGAN YAHAY, " HABARTII DUSHEEDII DARUURUHU KU HOOREEN DADBA WADA HEL MOODOO DAAD WARARAC BAY TIDHI".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AGAASIMAHA MADAXTOOYADU WUXUU KA DHIGAN YAHAY, " HABARTII DUSHEEDII DARUURUHU KU HOOREEN DADBA WADA HEL MOODOO DAAD WARARAC BAY TIDHI".



Hadalkaa agaasimaha madaxtooyada uma arko arin daw ah iyo mid sax ah toona, waxay iila muuqataa dhiiri galin in ay soo curato mar kale aafadii dhiig baxa ahayd, ee dhooyaalka/tahriibka dhalinyarada ee boqolaalka kun aynu ku waynay. Waxaynu waynay muruqoodu iyo aqoontoodiiba marka laga tago maalka xad dhaafka ah ee ay reero badani ku caydhoobeen. Imisaa hooyo iyo aabo guryihii ay ku jireen u xaraashay dhimashada ubadkoodii ay jeclaayeen ee ay sanado badan kusoo tabcayeen.Oo maanta hanti iyo ubadkoodii toona aan hayn! Iyagu dil uguma talo galin ee dhib kala baxsada ayay is lahaayeen laakiin tii waxay sabab u noqotay in ay baddaha ku dhintaan.




Hanti badan oo warshado lagu dhisto oo dalkani lahaa ayaynu ku bixinay in dhalinyaradeenu baddaha ku dhintaan. Dhalinyarada tahriibtay waxay u badnaayeen intii jaamacadaha amma dugsiyada sare ka baxday ee shaqo waayay waayo inta aan waxba barani waxay ku qancayeen shaqo kasta oo la heli karo. Inkastoo, ay tahay in qof waliba ku qanco shaqo kasta oo uu qaban karo lana heli karo, shaqo dhammaanteed waa sharaf.


Haddaba, maba xuma shaqo taga dhaliyarooy ee marka agaasimuhu warkaas in leeyahay wuxuu ka war qabaa in aan dalkeenu haysan passport aduunku ictiraafsan yahay oo lagu socdaali karo, ha lagu shaqo tago amma dano kaleba haloo isticmaalee! Markaas sow maaha tacriiba oo waliba wuxuu ku daray dhib badan oo shul amma shal ah u badheedha intaad da' yartihiin waana markii caqligooda, cilmigooda, iyo tamartooda looga faaiidayn lahaa dalkan soo koraya! Taasina waa cajaba kale, qoomamo iyo ciil!


Intaas dabadeed, agaasimaha iyo madaxtooyada uu ka tirsan yahayba waxaa looga fadhiyaa faahfaahinta hadalkan qadhaadh.

NB: Waa fekerkayga

Qadarin,
Abdikadir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO