Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Isdoortay Ee Cabdi Qaadir Xaashi Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Saleebaan Cali Kooshin

0
Monday September 10, 2018 - 10:29:01 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Isdoortay Ee Cabdi Qaadir Xaashi Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Saleebaan Cali Kooshin

    Xaflad Meher ahoo Si Heer Saro Ah Loo Soo AgaasimayLuugu Soo Geed Fadhiistay Mid Ka Eheladda Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan CaliKooshin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad Meher ahoo Si Heer Saro Ah Loo Soo AgaasimayLuugu Soo Geed Fadhiistay Mid Ka Eheladda Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan CaliKooshin

Hargeysa()Xaflad Meher ahoo Si Heer Saro Ah Loo Soo AgaasimayLuugu Soo Geed Fadhiistay Mid Ka Eheladda Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan CaliKooshin,isla markaana kulmiyey holdoorka wadanka,laguna soo doonay MarwoMarwoNimco Saleebaan Cali Kooshin

Xafladdan oo ka dhacday Maanta Oo Taariikhdu Tahay 9/09/2018 Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa,isla markaana ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin fara badan oo iskugu jirta siyaasiin,Salaadiin,hogaamiye dhaqameedyo iyo,Salaadiin,Madax- dhaqameedka-Cuqaasha, Waxgaradka, dhalinyarada,aqoonyahanka iyo Dhamaanba Haldoorka kala guursaday.

Ayaa Waxa ka Soo Qayb Galay Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan CaliKooshinGuddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka GaryaqaanAadan X Cali Ganacsade Farxaan X Cali Ganacsade Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi DableAgaasimaha Guud ee warfaafinta Mudane Maxamed Aadan IlkacaseAxmed Macalin Maxamuud Cali Cabdi Jaamaca Sacad Cabdi Jaamac Mustafe Cali Yuusufqaar ka mid ah hal-doorka labada dhinac ee kala guursaday

 

Waxaana Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey lamaanaha is doortay Isla markaana Gacmaha laysku dhaafsaday laguna kala Gudoomay, sidii Caadadu ahayd Sooryo Qaran iyo Gabaati Gobeed.

 

 

 

Xildhibaan Cabdale Sandheer oo xafladaasi ka haday ayaa hadalo soo dhawayn ku qaabilay dhinacyada kala gudoomayey reerka cusub,waxaana uu hadalo Duco iyo Dardaaran iskugu jira halkaasi uga jeediyey qoysaska cusub ee is guursaday,waxaana uu tilmaamay in Yaasmiin daah fur u tahay dhinac guurka hablaha maxaa yeelay wal xaga raga ayuunbaa nagu badnaan jiray.

 

"Runtii waxaan halkan doonayaa inaan ka hambalyeeyo,isla markaana uga Duceeyo xafladdameherkaNimco Saleebaan Cali Kooshinoo ka mid ah Haweenka Dhakaatiirta Caafimaadka Somaliland, oo maanta loo fadhiyo doonisteeda ayaa waxaan ILLAAHAY uga baryayaa inuu ka dhigo reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela,

"Waxaana aan jecelahay inaan mid xasuusiyo qoladda nala soo xididay ee ninta naga doonaysa una sheegayaa Nimcowaa qof aad noogu wayn oo nagu qaali ah markaa waxaanu kaa codsanaynaa inaad ilaaliso oo aad si wanaagsan u dhaqdo

Dhanka kale waxa isaguna halkaasi hadal kaftan iyo duco ah ka jeediyey munaasibadaasi meherkaah Madax-dhaqameedka qaraabadda kala guursatay

Madashan laysku gu Guurinaayey lamaaanahan is is Calmaday oo ahayd mid qaab-maamuuskeedu aad u qurux badnaa ayaa waxa Masuuliyiintii iyo marti saraftii tirade badnayd ee meesha iskugu timi ay si siman ugu Hambalyeeyeen,uguna duceeyeen Qoyska cusub ee soo kordhay BoqorkaCabdi Qaadir Xaashi Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Saleebaan Cali KooshinGabagabadii waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeedkuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen

Geesta Kalena waxa Salaan taasi la mid ah hawadda u mariyey Dhammaan Qoska reer Saleebaan Cali Kooshin oo kala ha Hooyo Safiya Ciise Bare Maxamed Saleebaan Cali Kooshin Faadumo Saleebaan Cali Kooshin Axmed Saleebaan Cali Kooshin iyo dhammaan reer Cali Kooshin

Axmed Maxamuud Cismaan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO