Monday June 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar

0
Monday September 10, 2018 - 10:41:22 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar

    Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar Marku Geelu Subaxi Dareero ee ooda Laga Qaado marka uu Gaadho meeshu u fafi Jiray Wuu iska Xasila hase Yeeshe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar Marku Geelu Subaxi Dareero ee ooda Laga Qaado marka uu Gaadho meeshu u fafi Jiray Wuu iska Xasila hase Yeeshe

Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar Marku Geelu Subaxi Dareero ee ooda Laga Qaado marka uu Gaadho meeshu u fafi Jiray Wuu iska Xasila hase Yeeshe Geeljirki Marka Geela la Jogay Wuxu Rad`sada Geel jir Kalee Hasa yeesha markay is helaan salnta ka Dib Waxay jeexan Dhulka Waxany ku Ciyaraan shax Labaduba Way ilabaan Geeli Meel uu Jaan iyo Cidhib Dhigay Waxay Xasusteen Goraan Gor Ahayn oo Xeedho iyo Fandhaal Kala Dhaceen oo Cad`ceeduuna Aay Gabatay Waxa Kastan uu Halis u Yahay Gali Saka lo Diray,


Ariinta ka Tagan Gobolada Bari ee somaliland Waxad Moda inay Meelo isaga eegyiin labda Geel jire,
Wayo Markad uu fiirsto Arintii Ceel afwayn ee Dhamatay Markaad eegto Ariintan Gobolka sool iyo Ariintaa Kornayl care Meelo Ayay iska eegyiin.

Waxad Arkaysa Gor aay Xeedho iyo Fandhal Kala Dhaceen inay Dawladu so Hanba Barayso Arintaa Kornayl Care Malin Ayay Qabsho lahayd Waxnay Ahayd Malin Yay Manata ka Fududay Qabashadeedu Dawladu way Dhayal´satay meelay Mantanaa Meelay ka so Qabataba Qriintu way ku Fogaatay
,Aarinta Gobilka Sool e Labada Beelod ee Walalha Arintodu Waxay Socotay in Badan inksta o Heeshiis laga Gaadhay hadna manata way so noqotay malin kaliya waxa dhacaday waxa yeelo wayn somaliland manata maxay talaabo ka qaday ?
Talow rer Bariga Maxay Dawladu ku Nacaday ?
waxan uu malaynayaa rer bariigaan dawlada jeclayn dawladuu cid aan jeclayn ma cawiiso
????

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO