Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN

1
Tuesday September 11, 2018 - 19:07:38 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN

    QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN Warbaahinta qaarkeed markaan ku arkay maareeyaha wadooyinka Somaliland Mr.Cismaan Aw Cabdi, oo shaashadaha warbaahinta ka muuqda oo leh "waxa la bilaabmay dhismihii buundadii isku xidhaysay magaalada Borama iyo Jaamacada Camuud oo uu hore M/weynaha Somaliland u dhagax dhigay, sheegayna in gudida qandaraaska qaranku ay baahin doonto bixinta
qandaraaska buundada”

Hadaba markaan warkaa maqlay, waxaan is weydiiyey goorta gudida qandaraaska qaranku ay baahiyeen ee la bixiyey qandaraaska buundada? Waayo aniga qudheyda ayaaba ka mid ahaa shirkadihii sugayey ka qeyb qaadashada tartanka qandaraaska buundada. Kadibna si aan xog buuxda usoo helo waxaan lug ku tagay goobtii uu maareeyuhu lahaa waxa ka bilaabmay shaqadii dhismaha buundada. Markaan goobtii gaadhay maan arag wax shaqo dhismaha buundada ah oo meesha ka socday, kadibna markaan weydiiyey dadkii goobta ku sugnaa waxay ii sheegeen "inaanay jirin wax shaqo rasmiya oo iminka meesha ka socotaa, welina ma jirto wax nashqad iyo qiimeyn ah oo buundada loo sameeyey, isla markaana uu maareeyaha wadooyinku uu meesha u yimi inuu sawir iskaga qaado oo

keliya”

Sidaas darteed, waxa halkaa markiiba iiga cadaatay in warkii maareeyuhu sheegayay uu macnahiisu ahaa igu-sawir oo keliya. Runtiina
waxa fiican in dadka masuuliyiinta dawlada ahi ay waxaas oo ka waantoobaan, cidii waxaas oo kale ku kacdana waxa fiican in m/weynuhu
uu talaabada ku haboon ka qaado si aanay sharafta iyo karaamada dawladu u dhiman.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO