Monday June 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Cabasho & Been-abuur Puntland Waa Camaladeedda! Faallo Cumar M. Faarax

0
Wednesday September 12, 2018 - 00:29:50 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabasho & Been-abuur Puntland Waa Camaladeedda! Faallo Cumar M. Faarax

    Maamul-goboleedka Puntland eeSoomaaliya ooitaalkoodiisiyaasadeed iyo maamul soo ururayoayaa miciinsanaya inaybeen iyo indho-sarcaad ku maaweeliyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamul-goboleedka Puntland eeSoomaaliya ooitaalkoodiisiyaasadeed iyo maamul soo ururayoayaa miciinsanaya inaybeen iyo indho-sarcaad ku maaweeliyaan


Garowe (Burcoonline) 11.09.2018 Maamul-goboleedka Puntland eeSoomaaliya ooitaalkoodiisiyaasadeed iyo maamul soo ururayoayaa miciinsanaya inaybeen iyo indho-sarcaad ku maaweeliyaan ummaddooda oo saluugsan nabadgelyo darradaiyo caqabadaha siyaasadeed ee soo wajahay maamulkooda oogo’doon gelay muddadiiuu hoggaaminayey Cabdiweli Cali Gaas oo loo dhegooleeyey beentauuku xajiimaynayoSomaliland.

 

Waxa qalabka Warbaahinta macruuf ka noqdayWasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ku caano maalay inuu laxanka saaraysheeko baralleydiiwax ka soo qaadka yeelan wayday, sidaas darteed,waxa Puntland xeeladoodii u beddeleen inay ku faafiyaan dacaayado fulaynimosaxaafadooda maxaliga ah,gaar ahaanshabakadda Horseed Mediaoo indhowaale isku beddeshay"Caroogga”xambaara"Riyo maalmeedka Cabdiweli Gaas.”

 

Salaasadii shalay waxa Shabakadaasidaabacday qoraal aan runta caaro ku lahayn oo iftiiminayasaska iyo walaahowga ku gedaaman Garoowe ooqarka u saaran inayku hagaasto gacanta Cabdiweli Gaas ooisaga talo kaga ururtayinuu qiil u raadiyodib u dhac uu kaga galgashodoorashada muddaysan inay Puntland ka qabsoonto8da January 2019ka oo ay u badan tahay in lagaga adkaado codbixinta doorashada baarlamaanka maamul-goboleedkaasi ku xulayaanmadaxweynahooda cusub.

 

Horseed Media waxay baahisay in Puntland ay ku soo wajahan yihiin dagaaloay ku doodeen inay wadajir ugu soo qaadayaan Somaliland iyo kooxda Al-shabaab, arrintaasi oo ka dhiganinay la shir yimaadeenfilim hore loo daawaday.

Somaliland waxay ka mid tahay dowladaha mandaqada ee safka horeka galay dirirtabudhcad baddeeda iyo kooxaha xagjirka ah oo labaduba ka jira Soomaaliya, iyadooPuntlandka mid tahay degaannada ay ka qadhaabtaanisla markaana ku jiridaysteen labadakooxoodba.

 

Dadka axadha siyaasadda Gobolku waxay u arkaan in Puntland cagta saartay marxalad u eg "meherad siikacaysa” oo kale.

 

Maamulka Garoowewuxuuka quustaydagaalkiiuuugu bu’ayey Somaliland, maadaama oo uusida xunbada u gudhaydamacoodii dhul-boobka ahaa oo ay arkeen in aanu u meel maraynin wakhti xaadirkan,maadaama oo Somaliland uuka dhammaaday dulqaadkiiay u lahaydqardoofooyinka Garoowe oo ka dhigan"Hasha Geella Cunta ee haddanaCabaada”

Ugu dambayn, waxadaandaansiga Puntland ina xasuusinayaa tix ku jirtay maansadii Kala-maan ee Abwaan Maxamed Warsame (Hadraawi) oo ay ku jirtay:

"Naftu way ka maagtaa

Godka lagu maquunshoo

Maaray ka dhigtaa

Inay maahda caal waa

Meermeerka badisoo

Marmarsiiyo keento”

 

Cumar Maxamed Faarax

cumarmfaarax@hotmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO