Tuesday January 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

SALEEBAAN MUU AHAYN INUU MAANTA HADLO !

0
Thursday September 13, 2018 - 21:17:21 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    SALEEBAAN MUU AHAYN INUU MAANTA HADLO !

    Waxaan daawanayay clip uu soo duubay nin magaciisa lagu sheegay shiikh saleebaan siciid oo mar maareeyaha haamaha kaydka shiidaalka ay ka dhigtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan daawanayay clip uu soo duubay nin magaciisa lagu sheegay shiikh saleebaan siciid oo mar maareeyaha haamaha kaydka shiidaalka ay ka dhigtay


Waxaan daawanayay clip uu soo duubay nin magaciisa lagu sheegay shiikh saleebaan siciid oo mar maareeyaha haamaha kaydka shiidaalka ay ka dhigtay xukumadii siilaanyo isaga oo aan soo marin wax maamula iyo maarayn ah bal se ahaa nin wadaad sheegta oo iska dhex jooga magaala xeebeeda berbera, haamahana lagu geeyey qaab ehelnimo ah , wuxuu shalay ka hadlaayay oo uu afla,gaadaynayay rag ganacsato ah oo wadanka hiil iyo hooba u soo huray,


waxaa lawada ogaa mudadii kaabnayd ee aad haamaha joogtay inay fadhiisteen taangiyadaa aad sheegayso kuwo kale oo badana hawl gab ku dhawaayeen,balse ay dayactireen ganacsatadaa haamaha lagu wareejiyay daynkaa haamaha lagu lahaana ee masuuliyiinta haamuhu sheegayaana uu ahaa lacag adigu aad lunsatay iyo dhibkii soo gaadhay haamaha mudadii aad joogtay markaa inaad maanta hadasho oo aad cid eedaysaa kuuma banaana ee waa inaad is qarisaa ,

saleebaan isaga oo sheeganaya wadaad wuxuu ahaa ninkii ugu musuqa badnaa intii wuu joogay xayndaabka haamaha bal ha is waydiiyo wuxuu ahaan jiray intii aan loo dhiibin haamaha

saleebaanow haddii aanad lunsan lacagtaa malaayiinta doolar ah ee maanta la isku haysto ee ganacsatadu ku kabeen haamaha kaydka berbera xagaad ka keentay hantigan faraha badan ee aad maanta haysato ee ay ka midka yihiin kaalinta iyo hudheelkan isku qoofalan ee aad ka dhisatay faras magaalaha magaalada berbera ,ee reer berbera u yaqaanan AAKHIRO WAA YEELKADEED, ileen waa la ogaa waxaad ahayd ka hor intaan haamaha laguu dhiibine

adiga oo shiikh sheeganaya waxaa lawada ogaa inay duntay kaalintaadu markii la dhisayay toban jeer haddaanad lacag xaaraana ku dhisin bal is waydii waxa duminayay waliba waxay u dumaysay jihada haamuhu kaa xigaan (subxaan allaah)
gabagabadii waxaan kugula talin lahaa ka waantow waxad ku hadlayso aamusoo is qari hantidii umada ayaa kugu maqane

W/Q/ aarka saaxil



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
WAREYSIYO