Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Dilkii qorsheysna ee Taliya Cabdale Cabdi Dhinbil

4
Thursday September 13, 2018 - 21:35:17 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dilkii qorsheysna ee Taliya Cabdale Cabdi Dhinbil

    Cadalad daradii ugu wayned ee xukumada Muuse biixi uy ku kaco oo hor seedi karta in uu ciidanka qaranku ku burburo oo kala Shakii so dhex galo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadalad daradii ugu wayned ee xukumada Muuse biixi uy ku kaco oo hor seedi karta in uu ciidanka qaranku ku burburo oo kala Shakii so dhex galo.


Waxa Shalay ka dhacay deeganka abdaal ee Gobalka Saaxil dil qorshesen .
koox uu wato maayrka magalada abdaal aya 4tee habeenmo guriga taliya ugu tagay waxana kala ahayeen 3 askari iyo 5 nin uu ka mid aha mayarka abdaal waxana kaxaysteen gaadhi shicib noca nohada ah.
kadib waxay uu kacayeen xaga iyo tuulo abdaal wax yar uu jirta oo raag reermiya oo geel kukala dhacay markii ay arinka kaso noqdeen ayuu dilka taliye Cabdale oo hore losiqorsheey aya halka lagu fuliyeey .
Marka waxa lo adegsadaii dilka taliya Cabdale faash madax laga ga dhuftaye .
Kooxda qorsha dilka fulisay aya ku sheegtay inu shil baabuur ku geeriyoda taliyuhu yado ana dadkii lasarna gaadhiga ana wax dhawac ah ana so gaadhin.
Maydkii taliya Cabdale Cabdi dhinbil
Waxa uu ku jira tagalada maydki ee barbara .
CID waxay gaadhiga ka heshye dhagaxii lagu jabiyeey murayada gaadhia sida loga eekaysiyo inu gaadhigu qalibmay
Lakiin ilaahi waa kashifay inu arinku aha dil qorshesan .
ila imika la garan mayo waxa uu jananka boolisku S.guuto Fadal uu arinka uga hadli wayeey.


Waxa jirta in uu ninka mayrika ka ah abdaal uu isago dacwa ah oo dil ku hanjabay uutagay ninkii sodaga uu ah taliya Cabdale cabdi dhinbil uu sheegay in uu taliyaha dilye dono hadano ka qaban markii uu sodagii oo ay isku reer yahiin eedaysana Mayrka abdaal so fadhiso aan xajada dhamana uu iskaga tagaye.

Dhakhtarkii badhaye meedka taliya Cabdale waxa uu xaqaiijiyeey in ay dhawacyadan ay yahiin faash lagu dhuftye.

Dilaka qorshesan Saaxil waa lagu yaqana oo dilkii taliya Caser ayaa ku badbadeen .

Maxamuud Cabdilaahi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO