Ciidamada Birmadka Oo Siweyn Xaalada Gobalka Sanaag Nabad Gelaydiisa Uga Qayb Qaatey Iyo Taliye Cabdi Axmed Tiir Oo Noqday Hogaan U Hagar Baxay Nabada Iyo Wada Noolanshaha Dadka Gobalkaas
Ciidamada Birmadka Soomaliland Gaar Ahaan Ciiidamada Sida
Gaarka Ah U Taba Baran Ee RRU da Oo Uu Horkacayo Taliyaha Hogaanka U Ah
Ciidamadaasi Mudane Gaashanle Sare Cabdi Axmed Yuusuf (Cabdi A Tiir) Ayaa Marka
Laga Yimaado Awooda Iyo Hawlagalada Culus Ee Ay Ka Sameeyaan Dalka Soomaliland
Ayaa Si Gaar Ah Waxaa Ay Ciidamadaasi Sanadihii Ugu Danbeeyay Hawlagallo Culus
Oo Amniga Lagu Sugayo Ka Wadeen Gobalka Sanaag Oo Ah Gobol Balaadhan, Bulshada
Maatada Iyo Maxasta Ayaa Siweyn Ugu Bogsanaa Hawlagallada Ciidamadu Amniga Ku
Sugayaan Halka Dadka Fidmada Iyo Fawdadada Wadaana Diidanaayeen Hawlgallada
Ciidamadaasi.
Gaashanle Sare Cabdi Axmed Tiir Ayaa Siweyn Ugu Suntan
Hawlagllada Nabada Iyo Xasilinta Gobalka Sanaag Waxaana Hadda Isaga Iyo
Ciidamadiisa Booliska Ee Birmadku Ku Sugan Yihiin Qaybtood Magaalada Ceerigaabo
Iyaga Oo Dhaqdhaqaayda Iyo Xaaalada Gobalkaas Siweyn Ula Socda.
Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliland Ayaa Bulshadu Dhankeeda
Siweyn U Eegaysa Bal Waxa Uu Ku Abaal Mariyo Ciidamada Naftood Hurayaasha Ah Ee
Booliska Gaar Ahaan Birmadka Iyo Taliyahooda Cabdi Axmed Tiir