Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodu shaqaynaayo god keliya lagama wada qaniino yacni haddii mar laga

0
Friday September 28, 2018 - 10:12:43 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodu shaqaynaayo god keliya lagama wada qaniino yacni haddii mar laga

    Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh


Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodushaqaynaayo god keliya lagama wada qaniino yacni haddii mar laga qaniino way ka feejignaadaanin ay mar dambe ku dhacdo

maamulkiikelidii taliskaahaa ee macanggegaee siyaad bare wuxuu xasuuq ba,an oo u gaystay oo uu dilaydad reer Somaliland ahaa 500,000

wuxuu barakiciyey saddex milyan 3,000000 oo carruur iyo cirroole u badnaa iyo dumar aan waxba gaysan

loogama sheekayn karo cid aan dhibtaasi soo gaadhin

waxay tagfidu ku cuntay xuduudka itoobiya iyo Somaliland u dhexeeya XARSHIN IYO RABASO halkaas oo ay ka dawrasan jireen dadkii sharafta lahaa ee cadadawga aan naxayn soo barakiciyey oo badankoodina macaluul u dhinteen waxaanu maqli jirnay illawshiinyo dhowaa ma umulba

waxaa iswaydiin leh kuwii cadagoodii ka guulaystay iskana tuuray oo ee cagahoohda isku taagay oo haddana u hanqal taaga cadawga Somaliland wuxuu ka naxaa horumarkooda wuxuu ku farxaa dhibtoodaiyo kala daadsanaantooda waana calaamadaha munaafaqa lagu yaqaan

talo soo jeedin

  1. In madaxwaynaha Somaliland mudane Muse Bixi Cabdi Sharaf kaga tago shanta sannadood ee uu xilka hayo taas oo ay ugu jirto in uu in uu shiriyo madaxadhaqameedka sharfta leh ee reerSomaliland iyo culimada dalka
  2. In aan beelna cadadis la saarin waxaanu soo dhaynayna saddexda xusbi qaran kulankii ay yeesheen
  3. Haddii kelidii talis faa,doo leeyahay waxaa ku dhergi lahaa xusni mubaaraka siyaad bare ina ilaykornayl qadaafi
  4. Tabashada beelaha oo la tix geliyo si ay madaxnimadu aanay u dhaawacmin.
  5. In aan dalka la dagaal gelin ee homarkiisa lagu dedaalo.
  6. In dhaliyarada guurka loo fududeeyo waalidkuna u hawl galaan.
  7. In laga cabdsado Allha nafaheennu gacantiisa ku jiraan oo marka qof dhinto aan xabaasho laga dul khudbadayn sababta oo ah maydku wuu maqlaya khudbadda layskutusaayo warbaahinta
  8. muwaadin waliba in uu isku dayo in uu isku fillaado taas waxaa lagu gaadhi kara in qof waliba gurigiisa dhexdiisa wax ka beerto dawladdanaoo waxaalooga fadhiya in ay adkayso nabadgela iyo hantida ka dhexeeysa bulshada oo ay waxugu qabato sida caaafimaadka waddooyinka sarrifka aan saldhigin xal u hesho aqoonyahanka u ehelka ahna wax laga dhagysto.

dalkaaga cadaw gacanta hawgelin

Deeq Cabdi Digale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO