Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Ogaysiis : Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol

0
Sunday September 30, 2018 - 08:34:01 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis : Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol

    Ogaysiis : Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis : Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Beelaha Dir Galbeed Ee Ku Sugan Qaaradda Yurub iyo dhamaan dibadda In la Caleema Saari Doono Ugaaska Cusub Mustafe Xaashi Ee Qurbaha Beelaha DirOo Lagu Doortay CarigaThe Great British.

labadiii biloood ee udanbeeyay waxasocotay qabanqaabada CaleemasaarkaUgaaska Mustafe Xaashitaaasi oo si xoogan looga dareemayay Dhamaan Qaarada Yurub iyo Ameerika.

Caleema saarkaUgaaska Cusub MustafeXaashiWaxa uu si Rasmiya uga qabsoomayaa Maalinta Sabtida6/10/2018 Sacaddu tahay howda saac.Laguna qabandoono.Magaaladda Bristol addreskuna waa:ST WERBURHS

St. Werburghs is an area in north-east central Bristol, England. Nowadays, it is surrounded by the M32 motorway, railway embankments and allotment slopes

CaleemasaarkaUgaaska MustafeXaashiwaxa lagu soo Macsuumay Dhamaan Hogaanka Madaxda dhaqanka Qurbaha ee ka soo jeeda Bulshada Soomaalida Ethiopia,Soomaliland,Djabouti, Soomaalida,Keniya iyo Soomaalida Konfurtamaadama madashu tahay madal dhaqan, sidoo kale waxa lagu soo Casuumay Madaxda XukuumaddaThe Great British,aqoonyahano,Dhalinyaro ,waayeel,Haween iyo dhamaan Bulshaywaynta Dir taas oo madashu u furantahay sidiirana loogu soo dhawaynaayo ,Waxa sidoo kale xaflada caleemasaarka Madashan Barakaysan ee CaleemasaarkaUgaaska

Maalinta waxaa ;lagu qadeynaya isla goobta.

Mahad Hersi

Mob:07848162663

Bristol




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO