Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Qurba-joog Siyaasi La Biday (Qaybtii 18aad) By: Maxamed Xoosh

0
Sunday September 30, 2018 - 13:50:57 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Qurba-joog Siyaasi La Biday (Qaybtii 18aad) By: Maxamed Xoosh

    Waxaan Akhriyay Qoraal Ay Isweydaarsadeen Laba Nin Oo Ka Cadhaysan In Jilibkoodu u Baahan Yahay Nin Shahaadad Sare Ka Sita Jaamacadaha Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Akhriyay Qoraal Ay Isweydaarsadeen Laba Nin Oo Ka Cadhaysan In Jilibkoodu u Baahan Yahay Nin Shahaadad Sare Ka Sita Jaamacadaha Maraykanka

Waxaan Akhriyay Qoraal Ay Isweydaarsadeen Laba Nin Oo Ka Cadhaysan In Jilibkoodu u Baahan Yahay Nin Shahaadad Sare Ka Sita Jaamacadaha Maraykanka Oo Xil Siyaasadeed Qabta `Waxay u Haystaan In Qurbaha u Jiro Ninkan Iyaga Ka Maqan`!!!


 

Waxaan Arkay Nin Isna Qurbe-joog Daacad Ah Oo Shiriyay Dhalin Yaro Badan Oo Isku Deegaan Ah Markii uu Hadlay Dan Guud Iyo In Wadanka Qaranimadiisa Ku Dheeraaday Laga Wada Dareeray Waayo Waxaanu Ku Hadlin Afkii Laga Fahmaayay Dalka `Inagga,Iyaga,Danteena, Magaceena,Iyo Gabayadii ....`



 

Waxa Ugu Weyn ee Bulsho Yeelataa Waa ┬┤Garaad Siyaasiga` ah oo Lagu Kala Sooci Karo Yaa Ina Hogaamin Kara ?


 

Waxay Ku Qaadatay Kacaankii Faransiiska 1789 Ka Dib Ku Dhawaad 100 Sano Bulshooyinka Reer Galbeedka Si Looga Jawaabo Yaa Ina Wadi Kara !!!

 

Waa Hayaan Iyo Wado Dheer Oo Soo Taxnayd Qarniyo Badan

 


Anagga Waxa Nagu Waajib Ah In Wixii Halgankii Hubaysnaa Lagu Kasbaday In Aanu Ilaashano ┬┤Xoriayadda Muwaadinka,Xoriyatul Qowlka,Ganacsiga Xorta aha,Xoriyadda Siyaasiga ah, Is Xukunka Shacabka, Isku Dhiibka Nabada ah Maamulka Dalka` Iyo Wixii La Halmaala..



 

Hogaanka Xisbiyadda Iyo Madaxda Dalka Waxa Ku Waajib Ah In Jaahilka Codka Badan Haysta Ay Ka Doorbidaan Nin Dadka u Tudhaaya Oo Cod Dhexdhexaad ah Haysta, In Dadkana Lagu Wacyi Geliyo Wanaaga Ninka Danaynaaya Dalka iyo Dalka, Waxaa Se XAQIIQ ah In Ninka Codka Badan Haystaa Ama Qabiilka Wato Inuu RUNTA sheegayo.



 

Maxamed Xoosh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO