Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse biixi, talaa seegtey, waxey aheeyd inuu taggo oo uu la hadlo gobolada bariga cabashadooda, iyo caraba

0
Monday October 01, 2018 - 22:21:14 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse biixi, talaa seegtey, waxey aheeyd inuu taggo oo uu la hadlo gobolada bariga cabashadooda, iyo caraba

    Muse bixi talaa seegtey wale, maxaa ka hor taagan inuu la hadlo caare, oo aay noqdaan laba qaf oo aaney cidina u dhaxeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muse bixi talaa seegtey wale, maxaa ka hor taagan inuu la hadlo caare, oo aay noqdaan laba qaf oo aaney cidina u dhaxeen.


Anigu waxaan muuse odhanayaa, waar ma dad qudha oo xisbigaga ah baad dhageeytsaa, yaa kugu yidhi caare maha saaxibkaa, caare waa saaxibkaa waxey aheeyd in aad la hadasho oo wadahadal idinka dhaxeeyo. meey aheen in lagu idhaado waa cadow.

Ta kale gobolada bariga sanaad yaa kugu yidhi dadka jooga kuma jacala, waa been taasina, waa kugu siyaasad xumo in aad dadka cabashadooda, dhagsan weydo oo aad tagi weydo gobolada bariga.


waar kulmiye oo qudha uma tihid madaxweyne, somaliland waad kala qeybiisey, taladeeydaa hadaad raaci weydo sidii qadaafi ku dhacdey ba adna kugu dhaci doonta, tariikhdaa ayaa wax qorta.

waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london woowlich
facebook fuaad qawdhan
00447383135563



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO