Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

0
Friday October 05, 2018 - 19:11:40 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

Si Loo Fahmo Wixii Dhacay Waxa Laga Maarmaan Ah In Magacyo La Xuso Badnaa


Waraysi Dhawaan Laga Qaaday Wuxuu Sheegay Maxamed Xaashi Cilmi Markii Wasaaradda Maaliyadda Uu La Wareegay In Madaxtooyadu ┬┤Xirsi` Yidhi Suurta Gal Noqon Mayso In Dayta Iyo Mushaharka 4 Bilood La Bixiyaa, Maxamedna Anigaa Bixina Iska Dhaaf Ayuu Yidhi !


Xirsi Xaaji Xasan Xiligii Ololahii Wuxuu Sheegay In Miisaanyada Dalka Xisbiga Wadani Gaadhsiin Doono 2.5 Bilyan Dollar, Labada Dhacdo Waa Macquul Xirsi Mudo 7 Sano Gudohood Marna Wuu Yaabanaa Miisaaniyada , Marna Yidhaa Waan Toban Laabayaa...



Xisbiga Kulmiye 2010 Si Kursiga u Gaadho Tanaasul Badan Ayuu Sameeyay


Waxa Taageero Iyo Taakulo Badan Siiyay Kawaadir u Badnaa Qurbe-joog Ka Dib Xisbiga La Shuraakoobay Saamayn Badan KuYeeshay


Xirsi Wuxuu u Taagnaa Danaha Kaadir Noqday Saamilay Wax Badan Ku Bixisay Xisbiga Talada Qabtay GASHI Badana Ku Leh



Madaxweyne Siilaanyo 2012 Wuxuu Eegay Ka Fudud Maxamed Xaashi Iyo Kawaadirta Kulmiye La Laha ee Xirsi Wakiilka Ka Yahay, Maxamed Ayaa Fududaaday Siilaanyo Isagoo Jecel Inuu Joogo


Waxaan Rajaynayaa In Aan Madaxweyne Muuse Biixi Inaan Dayn Lagu Lahayn Ku Qasbaysa Inuu Bixiyo Ama Ugu Badalo Qandaraasyo Iyo Waxyaalo Maadiya



Balse Farta Dhexda Laga Qaniino si Loo Helo Xakuumad Dadka Oo Dhan u Siman Masaafo Isku Mid u Jirta Muwaadiniita oo Dhan, Horaysiisa Yaa Wax Garanaya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO