Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

MEEL KA DHACA MAAREEYAHA WADOOYINKA SL.

0
Saturday October 06, 2018 - 19:13:19 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MEEL KA DHACA MAAREEYAHA WADOOYINKA SL.

    Adduunkan aynu waqtigan joogno waxa laga yaabaa inaad maalin walba la arko ama la maqlo dhacdooyin ama hadalo ku yaab geliya. Waxay ahayd galabnimadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Adduunkan aynu waqtigan joogno waxa laga yaabaa inaad maalin walba la arko ama la maqlo dhacdooyin ama hadalo ku yaab geliya. Waxay ahayd galabnimadii

Adduunkan aynu waqtigan joogno waxa laga yaabaa inaad maalin walba la arko ama la maqlo dhacdooyin ama hadalo ku yaab geliya. Waxay ahayd galabnimadii maalintii Jimcaha ee bishu ahayd 5/10/18 anigoo daawanaya warkii TV-ga, Ayaa waxa soo galay nin la yidhi wuxuu maareeye ka yahay wadooyinka Somaliland oo taagan biriishka Hargeysa agtiisa oo halkaa ka caayaya kana af-lagaadaynaya Wasiirka iyo Wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland. Kadibna aad baan ula yaabay hadalada qaawan ee foosha xun ee ninkaa maareeyaha dawladeed sheeganayaa uu meeshaa ka yidhi.

Runtiinaninkaa maareeyaha dawladeed sheeganayaa wuxuu meel weyn kaga dhacay milgihii iyo "code of conduct” dawladnimo, mar hadii isagoo maareeye ah oo xil dawladeed haya uu si toosa media uga caayay Wasiir ka sareeya iyo wasaaradii hawlaha guud ee qaranka.

Sidaa darteed, shacabka SL wuxuu ka sugayaa M/weynaha SL inuu qaado talaabo ku haboon oo maamuus ka xayuubin dhakhso leh ku sameeyo ninkaa maareeyaha ah ee anshax xumadaa weyn ku kacay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO