Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Guul Darada Ku Dhacday Xukuumadii Axmed Siilaanyo Waa Inay Sheegan Kari Weyday Dedaalkii Mucjisada Ahaa Ee Ay Ku Bixisay Dhismaha Qaranka.

0
Sunday October 07, 2018 - 11:26:36 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guul Darada Ku Dhacday Xukuumadii Axmed Siilaanyo Waa Inay Sheegan Kari Weyday Dedaalkii Mucjisada Ahaa Ee Ay Ku Bixisay Dhismaha Qaranka.

    Masuulka Hawl Loo Dirayaa Wuxuu Asalkiisaba Ka Yimiday Bulshada,Bulshaduna Ma Wada Ahaan Karaan Dad Dhammaanba Hab-Dhaqan Wanaagsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuulka Hawl Loo Dirayaa Wuxuu Asalkiisaba Ka Yimiday Bulshada,Bulshaduna Ma Wada Ahaan Karaan Dad Dhammaanba Hab-Dhaqan Wanaagsan


Masuulka Hawl Loo Dirayaa Wuxuu Asalkiisaba Ka Yimiday Bulshada,Bulshaduna Ma Wada Ahaan Karaan Dad Dhammaanba Hab-Dhaqan Wanaagsan,Daacad Ah Oo Wada Ceeb Ka Saliim Lagu Tilmaansan Karo, Balse Waa Hubaal Inay Ku Jirayaan,Shakh Siyaad Xun Oo Qaran-Nimada Dhaawacaya,Hoggaamiyihii Hawsha U Dirtayna Magaciisa Dilaya,Waayo Xulashada Masuulka Ka Mid Noqonaya Xukuumad, Ee Madaxweynuhu Shaqada U Dirtaa Awalan Waa Inuu Yahay Muwaadin Xaq U Leh, Ka Sokow Intaasna Waxay Ku Timaadaa Heer Aqooneed+Lagu Daray Hab-Beeleed, Balse Hab Dhaqankiisa Gaarka Ah, Xumo Iyo Wanaag, Intuu Galo Intuu Gudo,Ta Uu Maanka Ku Hayo, Inta Laabta Ku Qarsoon,Cidda Ay Is Qardoofeen, Inta Uu U Ciil Qabo,Inuu Yahay Qof Aamin Ah,Tuug Ilaahay Ka Go’ay, Ama Tuugad Ilaahay Ka Go’day,Madaxweynuhu Ma Garan Karo, Gurigiisa Kuma Korin, Ee Allaha Caalimaa Garan,Waxase Lagu Xaqiijiyaa Dhaar.

Sidaasi Awgeed Xukuumad Kasta Oo Timaada Nooc Waliba Wuu Ku Jirayaa Ku Xun Iyo Mid Wanaagsan,Ee Inagoon Tirsanaynin Haddii Uu Jiray Shakhsi Hawshii Qarankee Loo Diray Ka Hor Mariyay Tiisa Gaarka Ah,Isla Markaana Eegayna Qiimaynta Guud Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Intii Wanaagsanayd Ee Xubnihii Xukuumadiisa 7dii Sanadood Ee Ay Xilka Haysay.

Waxay Ahayd Tii Ugu Waxqabadka Badnayd Intii Somaliland Jirtay Xukuumadii Uu Hogaaminyay Mudane Axmed M Siilaanyo.

Wax Badan Oo Aan Tiro Koob Lahayn Oo Xukuumadii Ka Horraysay Ku Fashilantay, Hagrasho Iyo Aqoon Darro Kay Doontoba Ha Ka Noqotee Ayay Ku Guulaysatay Oo Taariikhda Galay,Gelina Doona Weligeed.

Hase Ahaatee Guul Darada Ku Dhacday Xukuumadii Axmed Siilaanyo Waa Inay Sheegan Kari Weyday Oo Umadda Usoo Bandhigi Kari Wayday Wixii Ay Tacabka Iyo Dedaalka Mucjisada Ah Ku Bixisay Raadkoodiina Maanta Ka Muuqdo Dhammaan Gobolada,Degmooyinka Iyo Tuulooyinka Dalka Meel Kasta Iyo Hay’ad Kasta Oo Dawladeed Iyo Sidoo Kale Kobcinta Nolosha Mujtamaca.

Waxaan QabaaHadiiAy Kow Iyo LabaBulshadaU Horkeeni Laheed

In Dacowgii Dugsan Jiray Guul Darada, Ee Maalin-Dagaalka Ka Jeclaa Dalka Iyo Dadkiisaba Aanu Ka Daba Ciyeen Maanta.

Goob Kastana Waxa Looga Taagi Lahaataallooyin Xusuus Qaran .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO