Wednesday February 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

0
Monday October 08, 2018 - 08:13:45 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

    Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidahareer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aandaacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

Ummadda ku abtirsata Somali waxay yihiin boqolkiiba qoqol islaam

laakiin waxaa lagama maarmaan ah in su,aalla iska waydiiyo ahhoggaamiye aan caddalad kula dhaqmin oo aanay u sinnayn shacabka uu hoggaanka u hayolama kula odhan karo waa muslim diintu waxay ina faraysa in ummadda madaxda loo yahay aan la kala faquuqin oo aanbeelba meel lagu oodin waxay bulashad ka dhexeeyana aan la xalaalsan laguna tagri falin allahna lama hadlo qiyaamaha hoggamiye ku sifooba wax dadku wada leeyahay ku tagri fala xilka uu ummadda u hayana uga faaiidaysta,

Hoggaamiyahadadkiisu u simanyihiin waa kuwa kulka qiyamaha maalinta u dhiganta 500 boqol ee sannadood loo hadheeyey



Waxaan u soo jeedin lahayn hoggaamiye kasta oo xil ummadeed haya in uu ka faaiidaysta fursadda Allah ugu deeqay ee uu ummad sheekh iyo shacabba leh masuulka uga dhigay iyo masaakiinba

xilka aad ummadda hayso yaanu cadaab addduun iyo cadaab aakhiro kuu horseedin

Deeq Cabdi Digale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
WAREYSIYO