Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

0
Monday October 08, 2018 - 22:14:06 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

    Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali oo ah Musharax u taagan isla markaasina u tartamaaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali oo ah Musharax u taagan isla markaasina u tartamaaya


Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali oo ah Musharax u taagan isla markaasina u tartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka ee dhawaanta lagu wado inay dalka ka qabsoonto, gaar ahaan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa .



Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali oo kamida dhalinyarada fara ku-tiriska ah ee Alle hibada u siiyey karaamada iyo sharafta hogaamiyenimada ah ee loo dhasho isla markaana kamida hantida gaarka ah ee Caasimada Hargeysa.




Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali oo ku caana sharaf iyo karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayga daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu soo gaadhay warka sheegaya inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ,


Guntii iyo gabagabadii waxan maqaalkaygan kusoo af-meerayaa Musharax Engr. Cabdixakiin Maxamed Cali, Baahi Weyn bay bulshada reer Caasimadu u qabaan inuu kusoo biiro hogaankooda maamul ee Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.



Allaa Mahadleh

Sharmaake Cali Hurre

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO