Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Xukuumada Somaliland Oo Dhowaan Dalka Kasaari Doonta Dadka Ajaanibka Ah+Sababta

0
Wednesday October 10, 2018 - 09:30:06 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Dhowaan Dalka Kasaari Doonta Dadka Ajaanibka Ah+Sababta

    Xukuumada Somaliland Oo Dhowaan Dalka Kasaari Doonta Dadka Ajaanibka Ah+Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Dhowaan Dalka Kasaari Doonta Dadka Ajaanibka Ah+Sababta

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in Shaqaalaha Ajanabiga ah ee dalka Ka Shaqeeya ay tirokoob ku sameeyeen isla markaana tiradii ugu horeysay oo qaban jirtay Shaqooyin kala duwan ay dalka ka saarayaan Dhawaan.



Wasiirka Arrimaha Bulshada iyo Shaqo Gelinta Somaliland Hinda Jaamac Xirsi oo ka hadlaysay Meel Fagaare ah ayaa xustay in talaabadan ay uga gol leeyihiin sidii kor loogu qaadi lahaa Dhalinyaradda Somaliland ee wax-baratay, waxaana hadaladeedii Ka mid ah.

"Xukuumaddu markii ay taladda dalka qabatay waxa ay go’aan ku gaadhay in shaqo uu qof muwaadin ahi qaban karo in aanu qaban Karin qof ajanabi ahi.

Wasaaraduna waxa ay bilawday 13 January tiro koob, waxaanan guud ahaanba soo tirakoobnay shaqooyinka ay hayaan Dadka Ajanabiga ahi iyo Dadkeena Wax soo bartay ee maanta jooggaa” ayay Tidhi Marwo Hinda Xirsi Jaamac.

 

Waxa ay ka hadashay qorashaha xukuumadda Kulmiye uga meel Yaala Dadka Ajanabiga ah ee ka hawl gala Somaliland, waxaana hadaladeedii ka mid ahaa "Waxa aanu bilaabaynaa Daad Gurayntii Dadka aan u qalmin in ay dalka ka shaqeeyaan oo haddii Alle Idmo aad kala socon doontaan Warbaahinta kala duwan oo aanu ku soo bandhigi doono, Qaybihii ugu horeeyay oo dalka Pakistan u dhashay ayaanu dalka ka saaraynaa” ayay tidhi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO