Thursday October 18th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Badhasaabada Gobalada Bariga Somaliland Oo Hargeysa Fadhiya Iyo Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Goysay kabkii Dhaqaale Ay Siin Jirtay Gobalada Bariga.

0
Wednesday October 10, 2018 - 10:58:12 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabada Gobalada Bariga Somaliland Oo Hargeysa Fadhiya Iyo Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Goysay kabkii Dhaqaale Ay Siin Jirtay Gobalada Bariga.

    Badhasaabada Gobalada Bariga Somaliland Oo Hargeysa Fadhiya Iyo Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Goysay kabkii Dhaqaale Ay Siin Jirtay Gobalada Bariga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabada Gobalada Bariga Somaliland Oo Hargeysa Fadhiya Iyo Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Goysay kabkii Dhaqaale Ay Siin Jirtay Gobalada Bariga.

Xukuumada madaxwayne muuse biixi cabdi ayaa tan iyo intii ay talada dalka la wareegen ayna wax hour mar ah oo la taaban karo ka samayn gobalada bariga Somaliland xukuumada ayaa ka joojisay kabkii ay wasaarada maaliyadu siin jirtay gobalada bariga iyo dawldaha hoose .

Xukuumada madaxwayne biixi ayaa horumaro laxaad leh ka wada gobalka gabilay oo uu deegan ahaan kaso jeedo madaxwaynaha Somaliland iyo tirade ugu badan xukuumadiisa taasna waata ay ka qaylinayaan shacabka soamaliland ee ku dhaqan gobalada bariga iyago aan waxba ka hayn xukuumadii iyo madaxwaynihii ay doorteen .

Badhsaabada gobalada saraar, hawd iyo odwayne iyo sanaag ayaa maalmihii udanbeyay la arkaayey iyagoo ku sugan magalada hargeysa iyago la waxay la hortagaan shacabkii ay maamulayeen ee madaxwaynaha Somaliland uu uxilsaray taasna ay usababaynaya dhaqaalo la’aanta ka jirtay gobalada bariga Somaliland oo xukuumada madaxwayne biixi ka hor istaagay dhaqalihii ay shacabka wx ugu qaban lahayeen.

Madaxwaynaha muuse biixi iyo xukuumadiisa oo badankoodu kaso jeedan gobalada galbeedka Somaliland ayaa dhagaha ka furaystay dhawaqa iyo yeedhmada shacabka  is daba jooga ah uso diraaya xukuumada madaxwayne biixi .

Xukuumada ay aa wada dhismo yaal ay ku rarayso aqalada looga arimiyo dalka Somaliland taas oo loo raraayo daanta madaxwayne biixi iyo faamilkoodu ka dagaan caasimada hargeysa.


BurcoOnline News 

Hargeysa/Office

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO