Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Saddex Xigmaddood Oo Ka Anfici Kara Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdo Inay Wax Badan Ka Anfacaan : Xigmadihii, Dulqarnayl Axmed

0
Thursday October 11, 2018 - 08:30:08 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saddex Xigmaddood Oo Ka Anfici Kara Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdo Inay Wax Badan Ka Anfacaan : Xigmadihii, Dulqarnayl Axmed

    Saddex Xigmaddood Oo Ka Anfici Kara Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdo Inay Wax Badan Ka Anfacaan : Xigmadihii, Dulqarnayl Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex Xigmaddood Oo Ka Anfici Kara Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdo Inay Wax Badan Ka Anfacaan : Xigmadihii, Dulqarnayl Axmed

1:Qof Kasta Waa In Uu Aqbalaa Imtaxaan Kasta Oo Noolasha La Soo Dhaafay!! > Xigmadani waxay Tusaale iyo Talo dhaxal gal ah u tahay in qofku aqbalo isla markaana aanu ku mashquulin welwel iyo welbahaarna iskaga dhigin , dhibaato ama dhacdo kasta oo ku soo marta maalamaha nolosha, sababto ah waxa muhiim ah in wixii shalay dhacay qofka maanta nooli uu uga faa’iidaysan karo khibrad nololeed waase hadii aad aqbasho inay tageen loona baahan yahay in aqbasho wixii shalay dhacay kana sii fikirto waxa maanta ama Berito dhici sidii aad u waajihi lahayd.

 

2:Dumar Waa Farxad, Laakiin In La Jeclaadaa, Waa Farxad In La Beero U Baahan!! > Xigmadani waxay Ina-Rageed ku waaninaysa Dumarku inay yihiin Nolol iyo Farxad u baahan in Farxadooda aad kasbata ay wakhti iyo Karti u baahan tahay in aad Jacayl ku beertid.

 

3 : Macaanka Maalmaha Wanaagsan Wuu Kooban Yahay, Balse Imatxaanka Noolashu Wu Dhib Badan Yahay!! > Xigmadani waxay qof kasta u tusaalaynaysa, sida qof kasta ay muhiimka u tahay in uu xisaabta ku darsado inay maalmaha noloshu xanuunkoodu ka badan yahay saddex Jibaar inta aad Farxada iyo Raaxadda heli kartid Tusaalena waxa kugu filan Geerida Xanuunkeeda.

Qalinkii iyo Xigmadihii: Filisoofar : Dulqarnayn Axmed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO