Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

ALLA MAXAY KA NAXEEN RAGA MA GUDBAYAASHA SIYAASADU BUUGA MIYI IYO MADAXTOOYO

0
Tuesday October 30, 2018 - 05:58:06 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ALLA MAXAY KA NAXEEN RAGA MA GUDBAYAASHA SIYAASADU BUUGA MIYI IYO MADAXTOOYO

    ALLA MAXAY KA NAXEEN RAGA MA GUDBAYAASHA SIYAASADU BUUGA MIYI IYO MADAXTOOYO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALLA MAXAY KA NAXEEN RAGA MA GUDBAYAASHA SIYAASADU BUUGA MIYI IYO MADAXTOOYO
SHOW RAGA QAARBA DUMARKA KA HINAASE XUN.
Ilaa Habeenkii soo bandhigida buuga miyi ilaa madaxtooyo rag baa jiif diiday oo qaarkood xanuuno ku soo boodeen gaar ahaan kuwii ay qoraaga buuga Xirsi Cali X Xasan siyaasada iskaga soo hor jedeen kuwaaso u badan ma gudbayaal siyaasada tii hore SNM iyo tan Somalilandba ku fashilmay keli miciinsada inay hadba qofka rag iyo dumarba bulshada ka soo baxa ay tanaag madhan daba tuman waxay se markasta ilowsan yihiin in hibada iyo haybadaba aan biilaash lagu helin ee ay tahay hadiyad ilaahay qofka samada uga soo diro nasiib wanaag reer Somaliland 28 sano ka dib hadda way bislaadeen oo way kala barteen qofka wax mataraha ah iyo ka waxtarka u leh dalka iyo dadkaba Xirsina bulshada wuxuu ugu suntan yahay kuwa waxtarka ah ee bari iyo galbeed miyi iyo magaalo dadka isku wadi kara maaha sida kuwan tanaagta sida intay maqsin lagu barjeeyo hadal ka shuban ama makhaayada dadka ku habsaamiya.


Guulayso dalkaygow


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO