Thursday April 25th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Siyaasadda Soomoalida iyo Xasadka (Qaybtii 31aad) By Maxamed Xoosh

0
Wednesday October 31, 2018 - 08:37:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Siyaasadda Soomoalida iyo Xasadka (Qaybtii 31aad) By Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Siyaasadda Soomoalida iyo Xasadka (Qaybtii 31aad) By Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Siyaasadda Soomoalida iyo Xasadka (Qaybtii 31aad) By Maxamed Xoosh Xikmad Ayaa Tidhaa "Dadka Waxa u Maqaam Hooseeya Qofka Aan Lahayn Cid Xaasidda”

Ma Jiro Qof La Iska Xaniyaa Ama La Xaasidaa Isgoon Dheeraad Ilaahay Siiyay Lagu Durayn Iyo Tacab Badan Oo Naftiisa Galiyay , Qof Aan Caadi Ahayn Ayaa Carrabka Lagu Badiyaa Ama La Xaasidaa Dunida Sadexaad Ee Saaqiday La Iskulama Yaabo ..


Bulshada Soomaalida Meel Kasta Oo Joogto Marka La Falanqaynaayo Siyaasidda Cudurka Ah In Cid La Yaraysto Keliya Mucaarid Ayuu Igu

Yahay Ama Cid La Weyneeyo Waayo Waa Garabkayga Wey Ka Siman Yihiin Dhamaan Waa Halka Laga Gaadhi Laa’yay Ilaa Maanta Xalal Waara Oo Abaaraha Ka Rara Deegaamadda Ay Degaan

Qabiilku Waa Waxa Ugu Weyn Ee Dhaliya Xasadka Siyaasiga Ah, Waxay Noqotaa Waxna Waan Jecelahay Waxna Waan Necebahay Caqli Se Shaqayn Maayo, Waxa Dhaliya Xasadka Iyo Nacaybka Isna Faqriga Bulshada Dhex Yaal Oo Badanaa Cida Talada Haysaa Lagu Tuhmo Waa Tuhun Loo Qabo Siyaasiyiinta ….



Hibada Ilaahay Bixiyo Iskama Soo Baxdo Balse Qofku Dedaal Iyo Tacab Badan Ayuu La Yimaadaa Markaasay Soo Baxdaa Waa Halka Xasadka Ka Dhasho , Waxa La Yaab Leh Bulshooyinka Soomaalidu Cida Qof Diidan Ama Xaasidayaa Isma Qariyo Waayahan Danbe Barahama Bulshada Ama Warbaahinta Ayuu La Soo Fadhiisanayaa Inuu Qofkaa Diidan Yahay Ismana Oga Waxa Afkiisa Ka Soo Baxaa Inay Yihiin Xume If iyo Aakhiroba Danbi
Uga Kordhaayo


Xasadku Waa Danbigii Ugu Horeeyay Ee Samada Lagu Galay IBLIIS Ayaa Xaasiday Aabaheen Nebi AADAN Waana Danbigii U Horeeyay Ee Dhulka Lagu Galay Markii Labadii Ilma Nabi Aadan Isku Dileen ‘HAABIIL IYO QAABIIL’



Xaga Siyaasadda Qofka Carrabku Ku Badan Yahay Waa Calaamad Tilmaamaysa Jiritaanka Ama Waaritaanka Siyaasigaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO