Thursday November 15th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Masuuliyiinta Xisbiga Waddani oo Tageeray Buugi Miyi Ila Madaxtooyo Halka Masuuliyiinti KULMIYE IYo Masuuliyiinta Xukummadahi Kale Dambeeyay ee KULMIYE Ka Aamuseen.

0
Wednesday October 31, 2018 - 13:37:34 in Wararka by
  • Visits: 518
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiinta Xisbiga Waddani oo Tageeray Buugi Miyi Ila Madaxtooyo Halka Masuuliyiinti KULMIYE IYo Masuuliyiinta Xukummadahi Kale Dambeeyay ee KULMIYE Ka Aamuseen.

    Buuga Hadal Haynta Badani ka dhalatay ee Miyi Ila Madaxtooyo ee uu Qoray Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan aya waxa ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuga Hadal Haynta Badani ka dhalatay ee Miyi Ila Madaxtooyo ee uu Qoray Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan aya waxa ka



Hargeisa (Burcoonline) 31.10.2018 Buuga Hadal Haynta Badani ka dhalatay ee Miyi Ila Madaxtooyo ee uu Qoray Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan aya waxa ka dhashay Somaliland Muran Fara Badan oo Iskugu Jirta Cabasho, Cadho Iyo Dhinac Tageero uu Muujiyay Buugaasi oo inta Badan Yahiin Masuuliyiinta Xisbiga Waddani.

Dadka Faleeya Siyaasada Somaliland aya Buugaas Ku Tilmaamay Mid Aflagaado Qaawan Lagula kacay Madaxweynahi Hore ee Qarankan Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo, isago ahaana Hogaamiyahi ugu Mudadada Dheera Halganki SNM ahaana Asaasahi Xisbiga Maanta Talada Dalkan Haye ee KULMIYE.


Majoority Dadka Ugu Badan aya Somaliland aya aad uga Cadhooday Buuga uu qoray Wasiirki Hore ee Xirsi Cali Xaaji Xassan, Isago Ku Tilmaamay Madaxweynahi Hore Somaliland Qof Xanuunoiyo  Ilowshiiyo Ku dhaceen Marki uu Talada Dalka La Wareegay, Isago Faan uga dhigtay ino aha Ninki Dalka Maamulayay Muddadi uu Xilka Hayay, Ka Dibna Sheegay Marko ka Tegay inay  Marwadi Hore ee Qaranka Aamina Waris ay Talada Dalka Ku soo dhowaatay Iyado saameyn badan Ku Lahayd Xukummadi.

Waxa Kale La Yaab Lahayd ee uu Buugaasi Ku soo Bandhigay Xirsi SIRO Fara Badan oo Qaranka Somaliland, Iyo Siyaasadi waagaasi iyo Dhamaan Dadki Xukummadaasi Kulana La Qaadatay Iyado ay Ku Jiraan Shaqsiyaal Magacayadoodo aanay Ka Raali ahayn.
Dalka Somaliland aya Leh Dastuur ama Sharci Arrimaha Qaranka Iyo Sirta Qaranka IN aan Banaanka Lagaga Faalayn Karayn, ama Qoraalo Lagu soo Bandhigi karayn. Sida Halkan hoose Ku Cad:

Image may contain: text

Waxa Iyana uu Ku Eedeeyay Xukummadi Axmed Silaanyo Marki uu ka Tegay In Masuuliyiinta Dowlado Lacag Dhan oo 20Millyan Us Dollars, uu Ballan qaaden Gudoomiye Cabdiraxman Cirro Haddi uu Xisbiga Ka Horjoogsado Xirsi Iyo Kooxdi la Socotay ee Markaasi iska soo Casishay Dowladi Axmed Silaanyo, Ila Haddana Masuuliyiinti Xukummadaasi  ee Xilka Hayay May Beenin Kamaanay hadal. 

Geesta kale Waxa isla Markiiiba Tageero uu Muujiyay Buugaasi Iyo Qoraalada Ku Qoran Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Gudoomiyaha XCabdiraxmaan Cirro Isago la Qabay Hadalka Xirsi Sheegay ino Run Yahay. 

Laakin waxa La yaab Noqotay Masuuliyiinti Waagaasi Dowlada Ku Jiray iyo Masuuliyinta Magacyadooda La soo Bandhigay Miyay Iyo Dhamaan masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE iyo Madaxweyne Muse Biixi Miyo Ku Tageersanyahiin Qoraalada Buugan Lagu soo Bandhigay, waanay La qaban inay jirtay Xanuunka uu sheegay ino Madaxweynahi Hore ee Axmed Silaanyo Qaaday Marko Xukummada Ka Talinayay Muddo 1 Bil ah?


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
WAREYSIYO