Thursday November 15th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

SAXMADDA JIDADKA HARGEISA:W/Q.ENG Abdiladif m Cirday Waa maxay saxmad babuur?

0
Monday November 05, 2018 - 11:46:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAXMADDA JIDADKA HARGEISA:W/Q.ENG Abdiladif m Cirday Waa maxay saxmad babuur?

    SAXMADDA JIDADKA HARGEISA:W/Q.ENG Abdiladif m Cirday Waa maxay saxmad babuur?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SAXMADDA JIDADKA HARGEISA:W/Q.ENG Abdiladif m Cirday Waa maxay saxmad babuur?
Saxmadd baabuur waa tiradda baabuurta oo badata iyo jidadka oo cidhiidhinoqda , badanaa taasi waxay dhacdaa xiliyo cayiman,marmarka qaarna waxay dhacdaa goor walba iyadoo ay sabab u tahay waddadoyinka badhtankooda amma cidhifyadooda oo baabuur lagu parking gareeyeeyo Maxaa keena saxmadda Laba xaq oo muhiima ayay tahay wadayaasha baabuurtu in ay ka helaan wadada dhismaheeda ka dib ,labadaasi waa
 In ay si nabad galyo ah wadada ku maraan (ROAD SAFETY)
 In uu isu socodka xaga wakhtigu ku u sahlanaado oo ay ka badbaadaan saxmadda
(TRAFFIC CONGESTION)


Waxa keena saxmadda : waddada oo cidhiidhi noqoto taasina badana waxay ka timaadaa haanaan ka markii la dhisayay waddada loo qorsheeyay cabiradeeda iyo nidaamka la raacay (standard code) sidoo kalena waxa badanaa laga tagaa qaybo ka mida qaabdhismeedka tolmoon ee waddada ku waasoo u sahlaya babuurku haduu xumood in lagu hagaajin karo ammaba se lagaga badali karo saliida ,lana dhigi karo ,(parking) wakhti kooban Waxa kaloo keena saxmadda ,wadooyinka godadka leh (path holes) oo badanaa ay babuurtu ka leexato godadkaas ,deedna ay isku cidhiidhiyaan meel laga ba yaabo in haadkii wadada ay ka
baxsantahay ,ugu danbayn waxa kaloo keena ahna sababta ugu tunka wayn korodhka baabuurta oo si xawliyo ugu soo kordhayay somaliland afartii sanno ee ugu danbeeyay , Waxa qiyaastii afartii sanno ay kordheen baabuurtu 40% marka loo eego baabuurta somaliland lagu dhex wato oo ka badan 100,000 oo ay dheeryihiin gaawaadhida dawladda iyo kuwa haayadda madaxa banaan

SAXMADDA IYO SHILALKA BABUURTA
Waxa mudan in aynu is waydiino saxmaddu makeentaa shilalka babuurta? Dabcan haa lakiin maaha sabab wayn oo keena shilal lagu hoobtay ,waxa la xaqiijiyay in sababta ugu wayn ee shil babuurkeentaa tahay xawaaraynta baabuurka (overspeeding) ,xaaladda saxmadu waa xalad lumisa wakhti badan ,socodka baabuurtuna aad u hooseeyo ,nooca shileed ee baddanka ka dhasha saxmada waa in hanti tiro beel ahi ku lunto taasoo ka timaada baabuurta is jiidha Khasaaraha saxmadda
 Wakhti badan oo kalumo wadaha baabuurka
 Hanti lumis sida shilka iyo shidaalka
 Xanaaq amma stress ku yimaada wadaha babuurka deedna ku dhaca shil babuur
 Xanibaad la xanibo gawaadhida hawlaha dagdagaa sida (dabdamiska iyo amblaska )
Sidee loo yarayn karaa saxmada babuurta
1. In la sameeyo parkings(meelo babuurta lagu adeegto ,amma alaabaha sidaa istaagan)
2. in wadada la horumariyo qaab dhismeedkeeda, loona sameeyo dhamaan qayba hoosaadyadda waddo ay ka kooban tahay si saxamadd iyo shil ba looga badbaado
3. in labalaadhiyo wadooyinka ,gaar ahaan la kordhiyo tiradda haadadka baabuurta
4. in ay shaqeeyaan ,awoodna loo yeelo xeerarka nabadgalyada wadooyinka iyo u hogaan
saanka shuruucdooda
5. in ishaaroyinka isgoosyadda iyo calaamadaha wadooyinka la horumariyo

W/Q: Eng abdiladif m. cirday
abdiladifcirday@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
WAREYSIYO