Thursday November 15th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANDARAAB (Qaybtii 34aad) By Maxamed Xoosh

0
Monday November 05, 2018 - 11:59:35 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANDARAAB (Qaybtii 34aad) By Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANDARAAB (Qaybtii 34aad) By Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANDARAAB (Qaybtii 34aad) By Maxamed Xoosh Hogaamiyihii Hormarka U Horseeday Dalka Yar Ee Singpore "Lee Kuan Yew” Waxaa Laga Hayaa Xikmad Ah (Hadaad Aragtid Dawlad Ay Tuugtu Socdaan Wadooyinka, Ama Xukumada Iyo Dawlada Jirtaa Tuug Ah Ama Shacabka Ayaa Doqon Ah)


Tuuga Shacabkeenu Wuxu u Haystaa Tuuga Baahidu U Geysay Boobka Iyo Baadhashada Dadka, Balse Waa Tuug Weyn Oo Magac Siyaaseed Ku Xadaaya Hantidii Umadda


Shacabka Doqonka Ahna Waxa looga Jeedaa Garashada Siyaasadeed Ee Bulsho Oo Aan Bislaan Waxba Ma Kala Sooci Karaaan



Handaraabku Wuxuu Dawo Ka Yahay Degmooyin Iyo Maamulo Madax Leh Oo
Badhasaab Walba Ay Ka Hoos Shaqeeyaan 10 Shaqaale ah Oo u Baahan Budget Ama Miisaaniyad Ku Tasarufo Oo Gaadhaysa Boqolaal Kun


Handaraabku Wuxuu Kale Dawo Ka Yahay Wasaaraddo Iyo Isu Duwayaashoodii Gobalada Ku Bixi Jireen Malaayiin Dollar Oo Mushahar Iyo Hawl Maalimeed Ku Bixi Lahaa


Handaraabku Wuxu Ka Dawo Yahay 50 Milyuun Dollar Oo Sanad Walba Ku Baxa Dib U Heshiisiinta Dagaalo Ay Kiciyeen Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Wakiilna Ka Yihiin Oday Dhaqameedyo Ka Ciisha Isku Dhaca Umadda !!!



Handaraabku Wuxu Kale Dawo Ka Yahay Kooxo Xariif Ku ah Isku Dhejinta Iyo Guulwadaynta Kolba Cidii Xilka Haysa "Gofanayaal” Aqoon Badan Ma Leh Keliya Waxay Ku Fiican Yihiin Sida Loo Koro Salaanka Ku Dhawaynaaya Kursiga Dalka U Sareeya


Hadraabku Wuxuu Dawo U Yahay Siyaasiyiin Dadka Kicin Kara Oo Laaluush Dawlad Walba siin Jirtay Ama Xil Aan Jirin Loo Magacaabi Jiray


Hadaraabku Wuxuu Dawo Ka Yahay GANACSATAYAAL Baahi U Hayn Oo Hadana u Bartay Xatooyada Xoolaha Umadda Baahan Ee Bilaa Damiirka ah "Alle Ka Cabsi Ma Jiree” Waxa Ka Mid Ahaa Wadaado Ganacsato Ah



Badanaa Wadamada Hormaray Hadii Ay Waayaan Shacab Kala Sooca Xumaha
Iyo Samaha Waxa uu Helaa Madax Leh Garaad Siyaasi Bislaaday Oo Ku
Qasabta Hormarka Dalka Iyo Dadka


Madaxweynaha Waxaan Ku Raacsanahay In Uu Talada Hormarka Maroorado Oo
Weliba HANDARAABO Wixii Dalka Hore U Socodsiinaaya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
WAREYSIYO