Thursday November 15th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Damaca beesha ciise , dul ku sidashada muuse biixi iyo saylici.by dharaar muuse hodaal

0
Monday November 05, 2018 - 12:07:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damaca beesha ciise , dul ku sidashada muuse biixi iyo saylici.by dharaar muuse hodaal

    Damaca beesha ciise , dul ku sidashada muuse biixi iyo saylici.by dharaar muuse hodaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Damaca beesha ciise , dul ku sidashada muuse biixi iyo saylici.by dharaar muuse hodaal

Damaca dhul doonka ama dhul boobka ee beesha ciise ay ku dooneyso dhulka beelaha gadabuurssi gaar ahaan beelaha jibriil yoonis si gaar ahaan reer Dudub ayaa aad isku soo taraaya iyadoo ciise uu ka soo guurayo dhicana kililka shanaad ee itoobiya oo asal ahaan uu ka soo jeedo ciisaha dhulka doonaayi.


Dadkan ciise ee dhul uuna lahayn donaayi waa kuwa ka yimidey magaalada dire-Dawa oo aad moodo in la yidhi doonta waxaa jira dhul gadabuurssi oo cidla ah ayaa jire arintaasi oo ah mid keeni karta dagaal lagu hoobto oo keena dhimasho farabadan.

Inline image




 

Hadaba damaca ciisaha waxaa si qaawan u taageeraaya xukumada uu gadhwadeenka ka yihiin muuse biixi iyo saylici oo mar walba ciisaha la doonaaya dhul aaney deganeyn ama aaney lahaynba,sidaaasi darteed beelaha gadabuurssi waxay ka degayaan oo ay uga digayaan beesha ciise iney joojiso dhulka aaney lahayn ee ay damacsan tahay,sidoo kale xukumada Waxaan uga digeynaa iney faraha kalabaxaan, haddiise arintaasi ay faraha kala bixi wayaan xukumadu waxaa dhici doonta wada joogitaanka iyo deganaasha JSL inuu wiiqmi doono.


Hadaan nahay beelaha gadabuurssi Waxaan u sheegeynaa madaxweynaha ,ku xigeenka,golaha wasiirada,golaha baarlamaanka iyo golaha guurtida in ay qabato gardaradan garabka haysata ee beesha ciise..


Si gaar ah madaxweynaha iyo wasiirka arimaha gudaha Waxaan u cadeyneynaa inaan la wada jogeyn hadaan wax laga qaban kanyar ee lagu sheegaayo badhasaabka gobolka Salal ee aan aqoonta u lahayn dhulka iyo dadkaba sida loo kala dego.

Inline image



 

Madaxweynaha,madaxwene ku xigeenka iyo wasiirka amniga ee arintani ay qusayso waxaan ogeysiineynaa in Badhasaab Mawlid oo noqdey qof amarka ka qaata meel ka baxsan dalka JSLtaassina ay keentey inuu dhibaato horle ka abuuro degaanka uu masuulka ka yahay isagu isla markaana maanta madaxa la,iskula jiro,sidaasi darteed waxaa dhici karta wakhti dhaw in colaad horle oo kacmaha la iskula tegaa ay ka dhacaan gobolka Salal.


By dharaar muuse hodaal

Dharaarmuuse@gmail.com

Xariirad JSL




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
WAREYSIYO