Tuesday January 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Garoon la,aanta dhalinyarada hargeisa iyo xalka maayar Soltelco oo noqday boobka hantida gaarka ah ee muwaadiniinta

0
Tuesday November 06, 2018 - 22:37:00 in Wararka by Caynaba Office
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Garoon la,aanta dhalinyarada hargeisa iyo xalka maayar Soltelco oo noqday boobka hantida gaarka ah ee muwaadiniinta

    Garoon la,aanta dhalinyarada hargeisa iyo xalka maayar Soltelco oo noqday boobka hantida gaarka ah ee muwaadiniinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoon la,aanta dhalinyarada hargeisa iyo xalka maayar Soltelco oo noqday boobka hantida gaarka ah ee muwaadiniinta Dhalinyaradan ayaa muddo dheer waxay si kulmeel-gaadh ah ugu ciyaarayeen dhul uu leeyahay ganacsade baxsane,oo ku yaala xaafadaasi imika loo yaqaan garoonka baxsane.Ganacsadaha ayaa si ku meel gaadh ah u siiyey dadweynaha xaafadaasi inay dhulkaa u isticmaalaan tukashada salaadaha ciida,iyo inay dhalinyaradu u isticmaalaan,garoon ahaan,inta loo samaynayo garoon ay xaafadu leedahay. Waxaaney Taasi aheyd Mid ay U ogaayeen Dhalinyarada Xaafadu Xaajiga islamarkaana,Xaajiga laf ahaantiisu aanu Wax shaki ah Ka Qabin in cidi hadal ka galin doonto, dhulkaasi uu ku meelgaadhka usiiyay dadweynaha iyo dhalinyarada Xaafada hadiiba uu ubaahdo,oo Dhisme iyo ka yagleelo, ay taasi noqoneyso mid Looga mahad Celiyo mudadii uu Ixsaanka ku Bixiyey,ee Loo Isticmaalay Garoonka.Marka Xaqiiq laga hadlayana Qof kasta oo Kamid ah Dhalinyardda Xaafadaasi Waxa uu Aaminsanaa in aan Xaajiga Lagu haysan Meesha haseyeeshee, ay tahey Mulki uu isagu Leeyahey, Laakiin markii ay dhacdey cabasho iyo mudaharaad ay ku diidan yihiin maayar Soltelco ka smaeeyey agagaarka guriga maayarka oo u dhaw garoonkan baxaane. Dhalinyaradan ayaa maayar Soltelco ku dhaliilay inuu dayaca iyo been abuur ku qanciyey. Kadibna ay arintaasi soo Jiitantey Wakhti dheer Dhalinyaradan ayaa muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanaa sidii ay u muujin lahaayeen cabashada ku wajahan garoon la,aanta xaafadaasi. Arimaha layaab ku ah caasimada hargeysa ayaa waxa ka mid ah baahida ka jirta degmooyinka caasimada hargeysa ee adeegyada bulshada ka dib markii si badheedh ah loogu takri falay dhulkii danta guud. Maayar Soltelco ayaa arintan cabashada dhalinyarada ee ku saabsan dhulka uu gaar u leeyahay ganacsade baxsane,ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxa uu maayarku abaabulay dhalinyarada garoon la,aantu ku habsatay,taasina waxay sabab in dhalinyaradu ay weerar ku qaadaan qoyska ganacsade baxsane kuwasi oo habeenkii xalay burbur xoog leh u gaystay guriga xuseen baxsane sidoo kale waxay waxyeelo u gaysteen gaadiidkii ganacsade baxsane. Maxamuud Cabdi Faarax Hargeysa Somaliland Mfarax@yahoo.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
WAREYSIYO