Tuesday January 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maamulka Sare Ee Dugsiga Amal Secondery Schoo Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Rajo Beer Geed Beer Oo Ah Olale Dhir Beeris Ah Oo Kuso Nolaynayaan Bilicda Magalada Burco.

0
Thursday November 08, 2018 - 13:55:06 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sare Ee Dugsiga Amal Secondery Schoo Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Rajo Beer Geed Beer Oo Ah Olale Dhir Beeris Ah Oo Kuso Nolaynayaan Bilicda Magalada Burco.

    Maamulka Sare Ee Dugsiga Amal Secondery Schoo Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Rajo Beer Geed Beer Oo Ah Olale Dhir Beeris Ah Oo Kuso Nolaynayaan Bilicda Magalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Sare Ee Dugsiga Amal Secondery Schoo Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Rajo Beer Geed Beer Oo Ah Olale Dhir Beeris Ah Oo Kuso Nolaynayaan Bilicda Magalada Burco. Maamulaha dugsiga sare ee amal secondery school ee magalada burco oo inta badan ka qayb qaata baahiyaha asaasiga ah ee bulshada danyarta ah ee magalada burco ubaahantahay ayaa manta bilaabay barnaamij wax tar iyo fa'ido uleh bulshada ku dhaqan magalada burco barnaamijkaa oo dhir ku beerayeen goobaha muhiimka ah ee bulshadu is timaasho sida agaarka dusgiga masaajida lyo hareeraha laamiyada goobaha inta badan bulshadu isticmasho.

maamulaha dusgiga xasan formula ayaa ku dhiiri galiyay ardayda iyo macalimiinta dugsiga inay u adeegan bulshada danyarta ah ee magalada burco maamulaha ayaa dhawaan waxbarasho bilaash ah siiyaya ardayada ay dhaleen ciidamada qaranka somaliland ee kusugan jiida kuwaas hada ka mid ah ardayda dhigata dugsiga amal ee magalada burco .


Maamulka gobalka togdheer iyo xukuumada somaliland ayaa ku amaantay maamule xasan formula is garab taaga uu usameyay ubadka ay dhaleen ciidamada qaranka somaliland ee waxbarashada bilaashka ah ku dhigta dugsiga sare ee aml ee magalada burco.
Image may contain: plant and outdoorImage may contain: plant and outdoorImage may contain: 4 people, people standing, outdoor and natureImage may contain: plant, outdoor and natureImage may contain: outdoorImage may contain: plant and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
WAREYSIYO