Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Madaxweynuhu Weli Shacbigiisa Umuu Xaqiijin,Xakamayntii Musuqa

0
Monday November 26, 2018 - 08:28:49 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynuhu Weli Shacbigiisa Umuu Xaqiijin,Xakamayntii Musuqa

    Madaxweynuhu Weli Shacbigiisa Umuu Xaqiijin,Xakamayntii Musuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynuhu Weli Shacbigiisa Umuu Xaqiijin,Xakamayntii Musuqa

Madaxweynaha Jsl Mudane Muuse Biixi Waxa Uu Ballan Qaadkiisii Ku Sheegay Inuu Wax Ka Qaban Doono Haddii Uu Talada Dalka Ku Guulaysto Musuqa Iyo Lunsiga Hantida Ummadda,

Si Dakhliga Dawladda Soo Gala Dalka Iyo Dadka Wax Loogu Qabto,Ballanqaadkaasi Iyo In Badan Oo Kale Oo La Mid Ahi Waxay Ahaayeen,Waxyaabihii Bulshadu Ugu Soo Joogsatay,Sababtana U Ahaa Inay Codkooga Siiyaan.

.

Hadaba Maanta Oo Hal Sano Kasoo Wareegtay Xiligii Uu Hogaanka U Qabtay Muuse Biixi Talada Waddanka,Waxa La Odhan Karaa Ma Muuqato Weli Talaabo Xaqiijinaysa Inuu Madaxweynuhu Daacad Ka Yahay,Xakamaynta Musuqa Iyo Hanti Lunsiga,




Maxaa Yeelay Ma Jirto Ilaa Imika Wax Is Bedel Ah Oo Madaxweynuhu Ka Sameeyay,Bartilmaameedka Xudunta U Ah Musuqa Hay'adaha Dawladda Oo Ah,Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Wasaaradaha..



Sharddi Ma Aha Xukuumaddu Inay Meesha Ka Saarto Oo Shaqada Ka Caydhiso,Balse Waxa Muhiim Ah,In La Isku Bedelo,Oo Mid Kastiba La Geeyo Wasaarad Aan Ahayn Tii Uu La Qabsaday,Oo Qaarkood Laga Yaabo Inay Joogeen Goob Qudhaata Muddo Ka Badan 10 Sannadood.



Taasi Waa Midda Xukuumaddu Musuqa Iyo Wax Is Daba Marinta Kaga Sifayn Karto,Hay'adaha Dawladda.



Haddii Kale Madaxweyne Musuqaa Tidhi Wax Baan Ka Qabani,Ogow Weli Waa Halkiisii,Iyo Weliba Kasii Badan.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO