Wednesday February 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Baruur keliya baa baruuro qurmisa. One scabbed sheep infects the whole flock.by By Jamal hargeysaawi

1
Monday November 26, 2018 - 08:39:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baruur keliya baa baruuro qurmisa. One scabbed sheep infects the whole flock.by By Jamal hargeysaawi

    Baruur keliya baa baruuro qurmisa. One scabbed sheep infects the whole flock.by By Jamal hargeysaawi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baruur keliya baa baruuro qurmisa. One scabbed sheep infects the whole flock.by By Jamal hargeysaawi

Hadaynaan xumaantiyo dilkiyo daynin kala qaadka.Dibaddaan ka joognaa sharciga daacadda Ilaahe.Danbarkeedu waa Jahannama iyo dogobkii naaree.Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.


Somalidu waxay ku maahmaahdaa iney Talo iskuma kaa sheegto.You cannot trust the chance.تجريالرياحبماتشتهيالسفن.by Ahmed Jama

Saylacey ayaan daran waxaa isasoo taraaya in badhasaabka qarsoon ee Salal uu yahay isku duwaha caafimaadka degmada saylac inuu yahay Mr.yussuf cawaale Daahir.



Ninkaa aan kor ku soo xusney oo noqdey fitnada degmada saylac lagana cabsi qabo in dagaal reereysani ka dhaco gobolka Salal.


Badhasaabka gobolka Salal oo si buuxda uga amarqaata isku duwaha degmada saylac yuusuf cawaale Daahir taasina imika ay keentey in dadkii degaanku ay aad uga gadoodsanyihiin wax yaalaha uu ku dhaqmeeyo badhasaabku.



 

Hadaba maxaa keeney badhasaabka gobolka Salal inuu maqlo oo qudha kayar ee isku duwaha caafimaadka gobolka Salal ka,ah?su,aashaasi waxay noqotey mid ka yaabisay bulshada reer Salal oo u aragta badhasaabka inuu dheq qudha leeyahay dhegtaasina uu ku maqlo yarkaa isku duwaha caafimaadka degmada saylac ah.


Wararka naga soo gaadhaaya magaalooyinka saylac,boon,xariirad, cabdiqaadir iyo Garbo-dadar ayaa waxay sheegayaan in dadkaadsi ay ku kacsanyihiin waxa uu sameynaayo badhasaabka gobolka Salal Mr.mawliid.


Mudane wasiir wax yaalaha lagu arkey waxaa kamid ah kala sooca uu ka wado gobolka salal isagoo ka keeney itoobiya dad ay isku qabiilyihiin oo layidhaahdo barbaarta dhalinta beesha uu yahay ku waasoo laga keeney dire dawa,iyadoo dadkii degaanka ahaa ay shaqo la,aan yihiin hadaba wasiir ninkaasi waxa uu meesha ka wadaa waa ka waaweyn ee arintaa intaaney wax dhicin u yeelo fiiro gaar ah.


Waxaan ogaysiinaynaa wasiirka caafimaadka arimaha aan kor kusoo sheegey oo ah qabyaalada qaawan ee uu kula kacay shaqaalaha caafimaadka ee gobolka Salal taaso keeni karta xaslilooni Daro Sidaa darteed waxaa doonaynaa in wasaarada caafimaadku Fira gaara u yeelato arimahan ka socda gobolka ee kor ku xusan


By Jamal hargeysaawi

Jamahargeysaawi@gmail.com

Uk London.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
WAREYSIYO