Thursday December 13th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay

0
Monday November 26, 2018 - 11:41:17 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay

    Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay
Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay
=========================
Siyaasiga kiisa fiican kudayashuu mudan yahee 
Kaqaado tusaale fiican.
Wasiirka wasaaradda shaqo galinta iyo arimaha qoyska JSL
marwo Hinda Xirsi Gaani (Dayax Bari usoo baxay) ayaa soo dhawayntii ugu balaadhnayd ee lagu qaabilo waftiga madaxwaynaha kudiyaarisay Gudaha magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar taas oo ay weftigii aad ula yaabeen baaxadda taageerayaasha Wasiirka ee diyaarka u ahaa soo dhawaynta madaxwaynaha muujisayna Kalsoonida shacabka gobolka saraar iyo guud ahaanba gobolada Barigu kuqabaan Wasiir Hinda (Dayax Bari usoo baxay) inagoo lawada socona doorka qiimaha badan ee wasiir Hinda kaqaadatay iskuna hawshay xallintii shaqaaqadii Degmada Ceel_afwayn.
Ugu danbayn sawirkani waa muuqaalkii Madaxwaynaha oo dhex lugaynaya badhtamaha magaalada Caynaba iyo Wasiir Hinda oo latalaabsanaysa madaxwaynaha oo aan socodka lugtaa ragga losocdaa baal ordaan markay gaadhiwaayaan .
Allah mahad leh.
W/q: Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO