Saturday August 24th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Wasiir Hinda Dayax Bari Usoo Baxay Qalinkii Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise

0
Monday November 26, 2018 - 16:47:24 in Maqaallo by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Hinda Dayax Bari Usoo Baxay Qalinkii Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise

    Wasiir Hinda Dayax Bari Usoo Baxay Qalinkii Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Hinda Dayax Bari Usoo Baxay Qalinkii Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise Wasiir Hinda Dayax Bari usoo baxay 
 Siyaasiga kiisa fiican kudayashuu mudan yahee Kaqaado tusaale fiican. Wasiirka wasaaradda shaqo galinta iyo arimaha qoyska JSL marwo Hinda Xirsi Gaani (Dayax Bari usoo baxay) ayaa soo dhawayntii ugu balaadhnayd ee lagu qaabilo waftiga madaxwaynaha kudiyaarisay Gudaha magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar taas oo ay weftigii aad ula yaabeen baaxadda taageerayaasha Wasiirka ee diyaarka u ahaa soo dhawaynta madaxwaynaha muujisayna Kalsoonida shacabka gobolka saraar iyo guud ahaanba gobolada Barigu kuqabaan Wasiir Hinda (Dayax Bari usoo baxay) inagoo lawada socona doorka qiimaha badan ee wasiir Hinda kaqaadatay iskuna hawshay xallintii shaqaaqadii Degmada Ceel_afwayn. Ugu danbayn sawirkani waa muuqaalkii Madaxwaynaha oo dhex lugaynaya badhtamaha magaalada Caynaba iyo Wasiir Hinda oo latalaabsanaysa madaxwaynaha oo aan socodka lugtaa ragga losocdaa baal ordaan markay gaadhiwaayaan . Allah mahad leh. 
W/q: Aqoonyahan Max'ed Max'ud Ciise



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO