Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

"Ma Xuma" ?? !! Sheeko Xigmadaysan

0
Monday November 26, 2018 - 17:40:55 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma Xuma" ?? !! Sheeko Xigmadaysan

    "Ma Xuma" ?? !! Sheeko Xigmadaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ma Xuma" ?? !! Sheeko Xigmadaysan

Waa Sheeko Tusaale u Ah Erayada aan Fiicnayn ee Hal-Haysaha u noqday umada Somalida

<..................Qalinkii Cabdiwali Cali Ismaaciil ..........................>

Beri Ayaa waxa uu Nin oday oo Qabaa'ilada Somalida midkood ka soo jeeda ayaa waxa hal hays u lahaa Erayga (MA XUMA) hada sheeko kasta oo uu maqlo waxa hadalkiisa ku jirta ama uu ku jawaaba waa Erayga ma Xuma'Qofba arin u sheegay waxa uu leeyahay ma xuma mid kale ayaa war farxadleh u sheegay waxa uu ugu jawaabayaa Ma Xuma mid kale ayaa war Xun u sheegaya xata hadu doono ku odhanaaya Aabahay ama qof ehelkay Ah ayaa Geeriyooday Ninkan odayga Ah isagu wuxuumbu soo qadimayaa Eraygan kor ku Qoran.

CAJAB: wuxu ninkii odayga ahaa Eraygaasi ka laalaadoba maalinkii dambe isaga oo Rag ay Saaxiib ahaayeen Geed hoostii ay ku wada shaxayaan ayaa Nin ay isku deegaan ahaayeen oo Ordayaa la soo Joogsaday Geedkii ay ku hoos Shaxaayeen ninkii odayga ahaa iyo Ragii Kale Saa waxa uu yidhi inta uu magac dhabay ninkii Hal hayta MA XUMA ku Caan Bay magaciisa isaga oo Ninkii odayga ahaa aan xata sare u fiirin Ninkan la hadlaaya ee warka doonaaya in uu u sheego waxa uu foorarka ku dhex martay doodan.

Ninkii Warka waday "Waaryaahe Hebel Hebel" ?

Odaygii "Adeer Waan Ku Maqlayaa Maxa Jiray" ?

Ninkii Warka waday "Aw-hebel Hbeloow adiguna halkan ayaad Iskaga Shaxaysaa Inantaadii Heblaayana iyada oo Adhigii la Joogtay ayaa Nin KUFSADAY "

Markii intaasi Hadalku maraayo ee odaygiina aanay wali Wax jawaab ahi ka soo bixin ee ay Fidhi wali ku go'an tahay.

Ayaa Nin kale oo ay Odayga saaxiibyihiin kana mid ahaa ragii Geedka Shaxda kula ciyaarayey waxa uu ninkii warka dhiilada Ah u sheegay ugu jawaabay "MA XUMA"

Ka dib Ninkii odayga ahaa inta uu Fadhigii Cirka uga booday oo Budh wayn oo uu la haa oo agtiisa u yaalay inta uu la Booday.

KUYE "Yaaa Yaaa Maxaad Tiri Alyelehe ay XUN TAHAY oo Ay Waliba XAAR Leedahay" ayuu yidhi isaga oo cadho jiq Ah oo laga qaban kari la yahay oo doonaaya in uu ku Budheeyo Ninka yidhi Eraygii isagii Looga taag waayay *kkkkkk<br /><div id=



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO