Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Soo dhawayni Taageero maaha.

1
Tuesday November 27, 2018 - 13:43:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo dhawayni Taageero maaha.

    Soo dhawayni Taageero maaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soo dhawayni Taageero maaha.
Waxaad tahay madaxweynihii qaranka jamhuuriyadda Somaliland si kastaba aad ku timaadide. Waxaad tahay astaantii qaranka. Sidaa daraadeed talaabo kasta oo dhulwaynaha somaliland kamida inaad booqato waa waajib dastuuriya oo kusaaran. Dadweynaha muwaadiniinta ah waxaa ku waajiba inay si diiran kusoo dhaweyaan.

Lakiin madaxweyne safarkani wuxuu ku haboona markii aad xilka qabatay sanad kahor. Waxbadan oo qaldamay ayaad adigu jaanis siisay intii aad Villa Somaliland hoosta kasoo qufulatay eed tidhi cidina ii iman mayso cidna u tagi maayo dadkii doorashada ku qaybsamay ayaad jaanis aad ku midayso siinwayday. Taasina waxay ina dhaxalsiisay in dadku kala shikiyo. Marhadii ilaahay ku garansiiyay inaad dadkaaga Safar ugu tagto waa arin wanaagsan waxaa lagaaga fadhiyaa kolay dadka Soo dhagaysatee inaad simugleh uga falceliso waxad Soo aragtay iyo waxaad soomaqashayba.


Madaxweyne waxaa lagaaga fadhiyaa xukuumaddan dhinaca kararan inay mid lawada leeyahay noqoto oo xaaladda dalku marayo maanta kadabaalan karta wayo xukumad qufulani oo beelqudha ahi meel inoo wadimsyso . Ugu danbayntii madaxweyne ololo doorasho laguma jirin sidaa darteed soo dhawaynta balaadhan ha uqaadan in lagugu tageersanyahay sida qaldan eed wadankii u handaraabtay.

Allah Mahad leh
 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO