Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda S/Land Oo Shaacisay Wakhtiga Iyo Goobaha Dadweynaha Gobolka Sanaag Ku Geli Doonaan Imtixaankii Shaqooyinka Dawladdu Qaadanayso

0
Thursday November 29, 2018 - 18:32:41 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 302
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda S/Land Oo Shaacisay Wakhtiga Iyo Goobaha Dadweynaha Gobolka Sanaag Ku Geli Doonaan Imtixaankii Shaqooyinka Dawladdu Qaadanayso

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda S/Land Oo Shaacisay Wakhtiga Iyo Goobaha Dadweynaha Gobolka Sanaag Ku Geli Doonaan Imtixaankii Shaqooyinka Dawladdu Qaadanayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda S/Land Oo Shaacisay Wakhtiga Iyo Goobaha Dadweynaha Gobolka Sanaag Ku Geli Doonaan Imtixaankii Shaqooyinka Dawladdu Qaadanayso

Hay’adda Shaqalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaacisay wakhtiga iyo goobaha bulshadda ku dhaqan Gobolka Sanaag loo daahfuraayo Tartankii Imtixaanka shaqooyinka Dawladda ka banaan loo gelaayo ee gobolka Sanaag loogu talo galay.

 

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo isaga iyo wefti hogaaminaayo oo Gobolka Sanaag ku sugan, ayaa magaaladda Ceerigaabo isaga oo ku sugan, waxa uu shaaciyey wakhtiga iyo goobaha shaqooyinka Gobolka Sanaag ay dawladdu ka qaadanayso Imtixaanka ay ugu geli doonaan reer Sanaag iyada oo maalinta Arbacda ee bishu tahay 28/11/2018 meelo loo asteeyey Imtixaanka dadka shaqooyinkaasi daneynayaa ay geli doonaan.

md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle qoraal kooban oo uu kaga hadlay shaacinta wakhtiga shaqooyinka dawladdu qaadanayso Imtixaanka kaga qaadayaan dadweynaha gobolka Sanaag.

 

Wargelin: Taariikhda iyo Goobta Imtixaanka Shaqo ee Gobolka Sanaag

 

-Waxaa si habsami ah u soo dhamaystirmay qabashada codsiyada Shaqo ee Gobolka Sanaag halkaas oo ay dhalinyarada aqoonyahanka ahi ku tartami doonnaan 50-Kaalmo Shaqo oo Hay'adaha Dawladda ka bannaanaday.

 

-Haddaba, tartankii u qorshaysnaa in uu qabsoomo Maalinta Salaasada ayaa qabsoomi doonna maalinta Arbacda ee bishu tahay 28/11/2018 iyada oo maalinta berri ah ay qabsoomayso qalin-jabintii Jaamacadda Sanaag University, halkaas oo ahayd xaruntii loo asteeyey in uu ka qabsoomo tartanku.

 

-Tartamayaasha waxaa lagu wargelinayaa in ay xarunta Jaamacadda Sanaag kasoo xaadiraan 8:00Am Subaxnimo ee maalinta Arbacda iyaga oo sita Shahaadooyinkii asalka ahaa "Original" ee ay Copy-giisa horay u soo xaraysteen iyo Aqoonsiga Muwaadinka Somaliland "Somaliland National ID Card"

 

Waxaan u rajaynayaa tartamayaasha guul iyo tartan hufan

 

Sharmaarke Axmed Muxumed Gelle

Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO