Saturday February 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

IS FASIRAADA WASIIR HINDA J GAANI (DAYAX BARI USOO BAXAY W/Q: Qoraa Max'ed M Ciise

0
Thursday November 29, 2018 - 21:57:25 in Maqaallo by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    IS FASIRAADA WASIIR HINDA J GAANI (DAYAX BARI USOO BAXAY W/Q: Qoraa Max'ed M Ciise

    IS FASIRAADA WASIIR HINDA J GAANI (DAYAX BARI USOO BAXAY W/Q: Qoraa Max'ed M Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

IS FASIRAADA WASIIR HINDA J GAANI (DAYAX BARI USOO BAXAY W/Q: Qoraa Max'ed M Ciise Waxan u mahad naqayaaa ilaaha ii suurtagaliyay inaan maqaaladan lawadaago umadda Somaliland marka labaad waxan u mahadnaqayaa bahda warbaahinta madaxa banaan. Maqaalkan oo aan baadhis dheer kadib si dhexdhedhexaad ah u qoray waxaynu ku eegaynaa hab dhaqanka madaxda kala duwan ee qaranka mucaarid iyo muxaafid iyaga oo ogaal la.aan isfasiraya qofka ay yihiin. Waxa aynu fasiraynaa habka ay shaashadaha warbaahinta uga soo muuqdaan, nooca lebiska ay qaataan amase marka lala kulmo siday u qaabilaan ama ula dhaqmaan qaybaha kala duwan ee bulshada Waxaynu fasiraynaa amase tarjumaynaa habdhaqankaas iyo xarakaadkaas ay samaynayaan masuuliyiintaasi inagoo kala soo baxayna dabeecadooda iyo dareenkooda saxda ah nooca ay shakhsiyadooda saxda ahi tahay iyo xataa waxa laga filankaro. Waxaynu maqaalkeenan koowaad ku bilaabaynaa wasiirka Shaqo galinta iyo arimaha qoyska marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani. Kadib markii aan u fiirsaday tilmaamaha kor ku xusan ee wasiir Hinda waxa iiga soo baxay tilmaamahan: 1: inay tahay skakhsi degan oo dulqaad badan. 2: inay tahay qof naxariis badan 3: inay tahay shakhsi aan qab iyo kibir ku jirin. 4: inay tahay shakhsi hawlkar ah oo daacad ah. 5: inay tahay shakhsi ku wanaagsan xidhiidhka dadka. 6: inay tahay shakhsi guulaysankara marar is xigxiga. 7: inay tahay shakhsi saafi ah oo laab xaadhan. Waxaanay kamid tahay dad gaara oo culimada cilmi nafsigu yidhaahdaan qofka tilmaamahan laga helaa Wuxu leeyahay rajo hogaamineed oo mustaqbalka ah (future leadership aspects).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
WAREYSIYO