Thursday December 13th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Fashilka ku yimid Shirkadihii dhisiyay wadada berbera to wajaale iyo balaadhinta dekeda berbera.

1
Saturday December 01, 2018 - 14:49:10 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fashilka ku yimid Shirkadihii dhisiyay wadada berbera to wajaale iyo balaadhinta dekeda berbera.

    Fashilka ku yimid Shirkadihii dhisiyay wadada berbera to wajaale iyo balaadhinta dekeda berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fashilka ku yimid Shirkadihii dhisiyay wadada berbera to wajaale iyo balaadhinta dekeda berbera.

Fashilka ku yimid

Shirkadihii dhisiyay wadada berbera to wajaale iyo balaadhinta dekeda berbera.

 

Sida aynu la soconay dekeda ugu wayn dekedaha Somaliland ee berbera ayaa waxaa la siiyay mashruca lagu balaadhinayo shirkad laga leeyahay dalka imaaradka carabta shirkadasoo magaceedu ahaashifa al nahda,waxaana la dhagax dhigay bishii 10.10.2018.

Dhagax dhigaasi waxaa laga jogaa muddo laba bilood ah, ilaa hadana wax laga qabtay haba yaratee lama soo sheegin, xitaa waxaa igu maqala inaan loo soo diyaarin qalabkii lagu bilaabi lahaa,

Waxaa intaa dheer shirkadan oo ah shirkad kamid ah shirkadaha u shaqeeya DPW inay ku xirtay bilaabista balaadhinta dekeda dhaqaalaha ugu badan mashruuca, balse DPW way ka gaabsatay sababa la xidhiidha awgood, dhaqaalaha kazoo galay dekeda berbera oo ah mid aanan gaadhaynin inta ay shirkadashifa al nahdadoonayso.

Waxaana halka laga akhrisan karaa dadkan dalkiisa in isaga la isugu tashiilo moyee cid maal gashanaysa aysan jirin, shirkadan lagu wareejiyay dekedana qorshaheeda ugu wayn uu yahay wixii kazoo xadhooda in wax loogu qabanayo umadan.

Dulucda qoraalkan wuxuu yahay DPW miyaysan iyadu sii maal galinaynin balaadhinta dekeda berbera iyo wadada berbera ilaa wajaale.

Sida bulshada loo sheegay DPW waxay dhisaysaa, balaadhinaysaana dekeda berbera iyo wadada u dhaxeeyasa berbera ilaa wajaale, mashariicda dhamaantood waxay u egyihin qaar sii fashilmaya,

Waxaynu ogsoonayn in bulshada in badan loo sheegay sanadkan 2018 kala badhkiisa la bilaabayo mashaariicda wax lagaga qabanayo dekeda berbera iyo wadada berbera to wajaale.

Guntii iyo gunaanadka ka madaxweyne mustaqba waxaan madaxweynaha dalka ugu baqayaa

Inuu guddi dabagasha u magacaabo dhismaha marashariicda looga fadhiyo inay fuliso shirkada DPW.

Si looga fogaado mashariic fashilanta sida kuwa shidaal baadhista ee dhulkii daaqista xaalufiyay kadibna dalka iskaga duula



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO