Thursday December 13th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Baaq Nabadeed Beelaha Jaarso Iyo Geri

0
Monday December 03, 2018 - 14:51:40 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Nabadeed Beelaha Jaarso Iyo Geri

    Golaha Guurtada ee Ururka Midnimada Direed waxaa ay halkan baaq nabadeed uga dirayaan beelaha Jaarso (Dir) iyo Geri (Daarood) ee ku dagaalamay magaalada Tuliguleed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guurtada ee Ururka Midnimada Direed waxaa ay halkan baaq nabadeed uga dirayaan beelaha Jaarso (Dir) iyo Geri (Daarood) ee ku dagaalamay magaalada Tuliguleed.


URURKA MIDNIMADA DIREED

Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Jaarso (Dir)

Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Geri (Daarood)

Ku: Xukuumada Somali State

Ogeysiin: saxaafada ku hadasha afka Somaliga .

Ogeysiin: xukuumada federaalka ah ee dadka Itoobiya

Ujeedo Baaq Nabadeed

Golaha Guurtada ee Ururka Midnimada Direed waxaa ay halkan baaq nabadeed uga dirayaan beelaha Jaarso (Dir) iyo Geri (Daarood) ee ku dagaalamay magaalada Tuliguleed.

Beelahan oo ka soo kala jeeda Beelweynta Dir iyo Daarood, ood wadaagna ah, ayaan waxaan ka codsan labada dhinac in colaada iyo gacan ka hadalka lagu bedelo wada hadal, lana dhowro deris wanaaga, isla mar ahaantaana si nabadgelyo ah loogu wada noolaado dhamaan caasimada Jigjiga iyo nawaaxigeeda.

Waxaa halkan baaqa nabadeed ka diraya Golaha Guurtada Ururka Midnimada Direed xubnahiisa Boqorada, Salaadiinta, Ugaasyada, Saraakiisha, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, Ganacsatada, iyo dhamaan hormuudka arrimaha bulshada. Xubnahan oo codsan in si degdeg ah loo joojiyo colaada iyo dhiiga dadka islaamka iyo soomaalida ah ee ku dhaqan degaanada Somali State.

Sidoo kale waxaanu ka codsanaynaa xukuumada federaalka Itoobiya iyo xukuumada Somali State iyo weliba madaxdhaqameedka iyo waxgaradka Beelaha Dir iyo Daarood gaar ahaan, iyo dhamaan beelaha Soomaaliyeed guud ahaan, in si deg deg ah u farogeliyaan, uguna guntadaan sidii loo joojin lahaa colaada iyo dagaalada ka socda magaalada Tuliguleed.

URURKA MIDNIMADA DIREED

Liiska hogaanka dhaqanka iyo rugcadaaga beelaha Direed ee ku dhaqan dhamaan geeska Afrika 1.Boqor Osman Aw Maxamed (Buurmadow) 2. Suldan Bashiir Geele. 3. Suldan Hussein Sh. 4 Suldaan Ismail Suldaan Odowaa Osman. 5. Suldan Yuusuf Haji Mohamoud Xiirey. 6. Suldan Ibrahim Cali Haji. 7. Suldan Husein Sheekh Osman. 8. Suldan Ibrahim Adan Daldal. 9. Ugaas Mohamud Hersi

10. Gudoomiye Ibrahim Ali Adan. 11. Aqoonyahan Mohamed Nuur Ahmed 12. Suxufi Abdirizaq Osman Fadal 13. Aqoonyahan Abdiqaadir Mohamud Xarbi 14. Aqoonyahan Mohamed Ismail 15. Prof. Abdisalan Ahmed Yuusuf 16. Aqoonyahan Abdikarim Ahmed Warsame 17. Aqoonyahan Mohamed Abdi 18. Abwaan Osman Mohamed Adan (Osman Shayn) 19. Aqoonyahan Maxamed Ali Haybe 20. Aqoonyahan Ciise Sheekh Ismail 21. Aqoonyahan Muxyadiin Muuse Sh. Abraar 22. Aqoonyahan Abiib H. Yaasiin 23. Sheekh Mohamed Bocor 24. Aqoonyahan Ali Sheekh Xasan 25. Aqoonyahan Mohamed Qawdhan 26. Aqoonyahan Yussuf Mukhtar Hussein 27. Sheekh Hassan Sheekh Abdirashid 28. Aqoonyahan Cabdi samad caqli nageeye 29. Aqoonyahan Ruugcaddaa Ahmed Shell

ALLAA MAHAD ISKA LEH.

TAARIIKHDA: 01.DESEMBER.2018 ...........................................................................

XOGHAYAHA GUUD EE UMD

ABDIFATAH HAJI BUHE ...........................................................................






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO