Wednesday February 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUWAADINKEENA IYO MUWAADINKOODA (Qaybtii 43aad)By Maxamed Xoosh

0
Thursday December 06, 2018 - 08:25:04 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUWAADINKEENA IYO MUWAADINKOODA (Qaybtii 43aad)By Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUWAADINKEENA IYO MUWAADINKOODA (Qaybtii 43aad)By Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUWAADINKEENA IYO MUWAADINKOODA (Qaybtii 43aad)By Maxamed Xoosh Mudaaharaadkii Ka Dhacay Faransiiska Ayuu Wariye Weydiiyay Mid Ka Mid
Dhalinyarta Aadka U Cadhaysanaa Maxaad U Muharaadaysaa ?
Wuxuu Ku Jawaabay Anigu Mushahar Waxaan U Qaataa € 1500 !
Waxaan Survival Ahaa Laba Sano Oo Aanan Dalxiis Dibeda Ugu Dhoofin !!!
Gaadhiga Aan Wataa Waa Megane "Renault” Mudo 4 Sano Ah Maan Badalin !
Dharka Waxaan Ka Gataa KIABI "Dhar Jaban” Waxaan Doonayaa SIDOODA Oo
Kale Inaa Iibsado GUCCI !
Waraysigan Waxa soo Xigtay Warbaahinta Daneysa Arimaha Siyaasadda Ee

Dunida Soo Koraysa
Wiilka Faransiska U Dhashay Waa Muwaadin Fahamsan DANTIISA Iyo Waxa Ku
Waajibay XUKUUMADA Talada Haysa Waa Dhaqan Lagu Koriyay Waxa Isku Reer
Ah Inta Isku Dan Ah
Qaab Fakarka Reer Galbeedku Si Usoo Gaadho Halka Wiilkan Taagan Yahay
Waxay Qaadatay Dhawr Boqol Oo Sano Wax Kusoo Degay Ma Aha
Waxaa Iigu Yaab Badnaa Mudaaharaadka Faransiiska Waxa Ku Jiray
Indheergarad, Ganacsato, Qoraayo, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Inta Laga
Cabanayay Oo Dhan.... Iyagoo U Arkaayay In Ay Tahay XAQ In Muwaadinka
Hoos Loo Eegaa Waa Garasho Soo Socotay Sanado Badan
Jamhuuriyada Somaliland Inta Ladan Iyo Inta Madaxda Sheeganaysa Ayaa
Wadanka Xada Weliba Aan Xishoonayn !!!
Waxa Ka Daran Muwaadinka Dulman Ee Biyihii Uu Cabi Lahaa Aan Helin
Ayaa U Mudaaharaadaaya Ninkii Mustaqbalkiisa Ku Dheelay !
Dalalku Waxay Xoroobaan Marka Maan-furnaan La Helo Ee Garaadku Kobco
Ee Cidii Ku Haboon Meesha Haboon La Geeyo, Yaan La Is Canaanan Inta La
Garbinaayo Lana Xaasidayo Ka Wax Garanaya Siyaasiga Jaahilka Ahi Wuu
Joogayaa Shacabkuna Waa Kula Shuraako Musuqa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
WAREYSIYO