Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

MAXAAN KU DOORTAY C/RAXMAAN C/SHAKUUR MUWAADIN SOMALILANDER AH ? By : Maxamed Xoosh

0
Wednesday January 02, 2019 - 08:29:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAAN KU DOORTAY C/RAXMAAN C/SHAKUUR MUWAADIN SOMALILANDER AH ? By : Maxamed Xoosh

    MAXAAN KU DOORTAY C/RAXMAAN C/SHAKUUR MUWAADIN SOMALILANDER AH ? By : Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAAN KU DOORTAY C/RAXMAAN C/SHAKUUR MUWAADIN SOMALILANDER AH ? By : Maxamed Xoosh

Lama Wada Koobi Karo Sifooyinka GUD : Xisbiga Wadajir Leeyay Balse Aynu Ka Taabano Qaar Ka Mid ah

C/Raxmaan Markaan Dhagaystay Waxa Dareemay In Uu Xambaarsan Yahay Fikir Diini Ah Oo Waaqica La Socda Sidoo Kale Xambaarsan Fikir Falsafad Siyaasi Reer Galbeed Ah Oo Qoto-Dheer "Wuxuu Kulmiyay Laba Fikir Oo Hogaamiye Walba Looga Baahan Yahay” Soomaaliya Wax Badan Ka Og

C/Raxmaan Dhibtii Iyo Burburka Soomaaliya Haysta Kuma Tuhmaayo QABIILO GAAR AH, ASHKHAAS, ETHIOPIA ,CARABTA..... Wuxuu Runta Ka Sheegay In SOOMAALI Iyaddu Sabab U Tahay Dhibta Haysta !

Cs/Raxmaan Wuxuu La Yimid Fikir Iyo Falsafad Cad Oo Dadka Iyo Dalka Lagu Hogaaminaayo Oo u Diyaarsan Marka Hore "Jid Cad Oo u Jeexan”

Gudoomiyaha Wadajir Wuxuu u Si Fiican U Yaqaan Macnaha Dawladnimada Iyo Xukuumada Waana Nin Ahaan Jiray "Bureaucracy” Dawladda Kana Ag Dhawaa Halka Go,aanku Kasoo Baxi Jiray

Gudoomiyaha Aqoonta Sare Waxa U Dheer Sida Ka Muuqata Akhris Badan, Dhagaysi Badan, Dulqaad Ay Dhacdadii Ku Dhacday Markhaati u Tahay, Fikir Togan

Wuxuu Aaminsan Yahay Qiyam Soomaaliya Dhibta Ka Saari Kara Waxa Ka Mid Ah DAWLAD MUWAADINIMO KU DHISAN LAWADA LEEYAHAY, SAAMIXAAD IYO CAFIS, ARAGTIDA KAALA DUWAN OO LA DHAGAYSTO, HAY,ADAHA DAWLADDA OO SIYAASADA LAGA FOGEEYO DHEX NOQDA.....

Fiiro Gaar : Run Iyo Daacadnimo Badan, Nin Wanaagsan Waa Sheeko WADAAD, Siyaasigu Wuxu Ku Shaqeeyaa Maxaa Ka Suurtagal Ah Hawlaha Horyaal

Anigoo Ah Muwaadin U Dhashay Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ku Adag Jiritaankeeda Waa Aragtida Aan Ka Qabo Soomaaliya Yaa Wadi Kara




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO