Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

BUDHCAD TAARIIKHEED KA DILAACDEY AWDAL

0
Wednesday January 02, 2019 - 19:19:00 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BUDHCAD TAARIIKHEED KA DILAACDEY AWDAL

    Reer awdal waxay isku duubni iyo is ixtiraam wax badan ku qabsadeen Sida taariikhda ku xusan sida Jaamacadda Amoud ,Jidadka iyo mashruucyo badan oo maanta ka muuqda AWDAL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer awdal waxay isku duubni iyo is ixtiraam wax badan ku qabsadeen Sida taariikhda ku xusan sida Jaamacadda Amoud ,Jidadka iyo mashruucyo badan oo maanta ka muuqda AWDAL

Reer awdal waxay isku duubni iyo is ixtiraam wax badan ku qabsadeen Sida taariikhda ku xusan sida Jaamacadda Amoud ,Jidadka iyo mashruucyo badan oo maanta ka muuqda AWDAL Guud ahaan.. Waxase nasiib darro ah in ay soo baxeen dad u eg Budhcad Taariikheed una badan dad aan aqoon taariikheed lahayn u qaateyna in Taariikhda la dhici karo oo taariikh dadkii lahaa nool yihiin weli ay maroorsan karaan Kuna Heesaya Heestii Abdi Sinimo Allaha u naxariisto eh ... Anaa Allifiyo Ayban bey baratee Ustaadkii A' da keeney waakani isagoo Nin aan Taariikhdaa laheyn Farta ku fiiqaya !!!!. sida ka Muuqata Video ga hoos ku duuban..Cajiib.waxan Xasuusinayaa Ninkaa waxa ku hadaaqayey Hal heyskii ahaa Gurxan Dhegala yahey Beenta waa lagu Gummoobaaye Markhaati beenaalana halka uu adduun iyo aakhiro ku leeyahay Allaah baa caddeeyey. Ee waxa idiin fiican in aad Raalli Gelin degdeg ah ka bixisaan arrinkaa . Wa bilaahi tawfiiq



Abubaker Osman




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO