Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Soomaaliya Dawlad Awood Leh Ma ka Jirtaa??!!!!!!!!.

0
Thursday January 03, 2019 - 08:30:32 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Dawlad Awood Leh Ma ka Jirtaa??!!!!!!!!.

    Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

Muddo 28 Sano Soomaaliya Dawladi Kamay Jirin, Waxaana Mudadaas Ka Jiray Madaxwaynayaal Maqaar Saara!!!, Xukuumad Maqaar Saara!!!!, Barlamaan Maqaar Saara!!!!, Ciidamo Maqaar Saara Oo Aan Lahayn Nidaamkii Iyo Kala Dambayntii Lagu Yaqaanay Milaterigii Soomaaliya 28 Sano Ka Hor!!!!!!.

Soomaaliya Oo Aanay Soo Marin Madaxwaynayaal Damiir Muslim Iyo Mid Wadaniyadeed Aan Lahayn Cadoowgooda U Yaqaana Shacabwaynahooda!!!!!, Nasteexoodana U Yaqaana Cadoowga Duulaanka Ku Ah Dhulkooda Iyo Xeebahooda!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! !!!!.

Yaddoo Soomaaliya Aanay Ka Jirin Dawlad Leh Ciidamo Soomaaliyeed Oo Awood Leh Sugina Kara Amaanka 13 Gobol Ee Ay Ka Kooban Tahay Soomaaliyadda Xoriyadda Ka Qaadatay Wadanka Talyaaniga!!!!!!!!!!!!!!.


Yadoo Soomaaliya Aanay Lahayn Barlamaan Awood Leh Oo Sharciga Wadanka U Yaala Ku ILaalinaya Hadba Xukuumaddii Jirta!!!!!!!!!!.

Barlamaanka Soomaaliya Wuxuu Qayb Wayn Ka Yahay Xasuuqa Loo Gaysto Shacabwaynaha Soomaaliyeed, Kuwa Xasuuqa Gaysanayaa Ha Noqdaan Xukuumadda, Ha Noqdaan Ciidamadda Soomaaliya, Ha Noqdaan Hogaamiyo Kooxeedyadda, Ha Noqdaan Ururka Al-Shabaab, Ha Noqdaan Ciidamadda Amisom, Ha Noqdaan Ciidamadda Kale Ee Aan Xukuumadda Soomaaliya U Diiwaan gashanayn Ee Kala Ah Ciidamadda Kala Duwan Ee Wadamadda Carabta, Reer Galbeedka Iyo Yuhuuda U Jooga!!!!!!!!!!!.

Soomaaliya Mudadaas 28 Sano Waxaa Gacanta Ku Haya Oo Dhaqaale Fara Badan Oo Lagu Qiyaaso Ugu Yaraan Ku Baxay Boqolaal Bilyan Oo Dollar, Maaliyadda Intaas Leegna Waxay Dhisi Lahayd Labaatan Wadan Oo Afrika Ku Yaala Oo Somaliland Ku Jirto!!!!!!!!.
Caalamku Si Indho La'aan Ah Ayuu Ugu Kala Hiiliyaa Soomaaliya Oo Noqotay Foosto Daloosha Oo Dhaqaalaha Lagu Bixiyo 1% Aanay Ka Muuqan!!!!!, Halka Ay Caqliga Ka Shaqaysiin Lahaayeen Wadamadda Iskugu Yeedha Wadamadda Muslimka, Wadamadda Reer Galbeedka, Wadamadda Reer Bariga, Wadamadda Afrika Oo Somaliland Iyo Soomaaliya Si Siman Loogu Qaybin Lahaa Dhaqaalaha Iyo Dib U Dhiska Labadda Wadan!!!!!!!!!!!!!.

Qaramadda Midoobay Iyo Wadamadda Reer Galbeedka Abaalkoodii Ayaa Helay!!!!!!, Mar Haddii Soomaaliya Ay U Gudbisay Xoghayaha Qaramadda Midoobay Warqad Ay Ku Eryayso Ergayga Qaramadda Midoobay Ee Soomaaliya U Jooga Ee La Yiraahdo Nicholas Haysom!!!!, Ergaygaas Oo Ka Hadlay Xasuuq Lagula Kacay Shacabwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Loona Gaystay Dhaawac Fara Badan!!!!, Xasuuqaas Oo Ay Gaysteen Xukumadda Federaalka, Maamulka Koonfur Galbeed Iyo Ciidamadda Itoobiya!!!!!!!!!!!!!!!!

Mar Haddii Soomaaliyaddii 28 Sano Ay La Daba Taagnaayeen Dhaqaale Aad U Fara Badan, Ciidamo Shisheeye Oo Ay U Soo Direen Si Soomaaliya Ay Cagaheeda Isku Taagno Dhinaca Nabadgelyadda, Dhaqaalaha, Dib U Dhiska Wadanka, Asaaska Bulshadda, Shaqo Abuurka Wadanka, Mustaqbalkana Ay Ku Talaabsato Doorasho Wadankoo Dhan Ka Dhacda One Fote One Man!!!, Oo Qofkasta Oo Soomaaliya Ahi Uu Codkiisa Doorashadda Si Xor Iyo Xalaala Ka Dhiibto Doorashooyinka Madaxtooyadda, Barlamaanka Iyo Dawladaha Hoose!!!!!!!!!!!!.

Xukuumadda Somaliland Waa Inay Ka Faaidaysato Isku Dhacyada Ay Inta Badan Isku Dhacaan Soomaaliya, Wadamadda Muslimka, Qaramadda Midoobay, Wadamadda Reer Galbeedka, Wadamadda Reer Bariga Iyo Wadamadda Afrika!!!!!!!, Xukuumadda Somaliland Waxaa Looga Baahan Yahay Siyaasad Fur Furan Oo Ay Kula Macaamilayso Wadankasta Oo Jecel In Somaliland La Aqoonsado!!!!!!, Wadankasta Oo Neceb In Somaliland Noqoto Wadan La Aqoonsado!!!!!!.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO