Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Caydhinta Soomaliya ee Ergayaga gaarka ahi waa fursad qali ah ee yaan la seegin.

0
Thursday January 03, 2019 - 15:56:50 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caydhinta Soomaliya ee Ergayaga gaarka ahi waa fursad qali ah ee yaan la seegin.

    `Waa in QM midoobay laga codsada in ay la timado siyaasad laba waji leh oo ay kula kala macaamisho arrimaha Somaliland iyo Somalia ( A Dual track policy).''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

`Waa in QM midoobay laga codsada in ay la timado siyaasad laba waji leh oo ay kula kala macaamisho arrimaha Somaliland iyo Somalia ( A Dual track policy).''

`Waa in QM midoobay laga codsada in ay la timado siyaasad laba waji leh oo ay kula kala macaamisho arrimaha Somaliland iyo Somalia ( A Dual track policy).''

``In lala yimado siyaada indho fiiq fiiqan leh oo marxada geeska qaybteeda ka qaadato oo laga baxo siyaasada iminka e ah sug oo arrag,''

Tani waa fursad kale oo ina hortimid Somaliland, caydhinta ay Somaliya ku samaysay ergagii QM. Waa in ay Xukumada Somaliland khasatan wasarada arrimaha dibadu la timada Siyaasad firfircone oo curin leh. Waa in QM midoobay laga codsada in ay la timado siyaasad laba waji leh oo ay kula kala macaamisho arrimaha Somaliland iyo Somalia ( A Dual track policy). Dalbashada qorshaha noocan ah oo ka dulaya in aanay Somaliland ku qacansanay habka iminka jira ee Somaliya doonayso in ay ku afduubto dhaman xafiska qaramada midobay ee ka hawl gala Somaliy iyo Somaliland.

Somaliland waxaa ay tahay in ay si feejigan uga taxadarto wajiga cusub ee isqancinta ku dhisan ee maamulka Somaliya la soo bax, ee ay doonaya in aduunka loo sawiro in ay iyagun ay maamulan dhulkii Somaliya la isku odhan jiray (Somaliland iyo Somaliya).

Addun arrogooda siyaasadedna ka xeeldheer inta inoo muuqato hadii aanay Siyaasada arrimaha dibada ee Somaliland aany la iman falcelin dhumuc leh waxaa inugu so wajahan mawjado siyaasaded iyo farogalin toos ah.


Hore waxa aynu isugu haynay arrimaha hawada oo Muran badani ka taganyahay qaramada midoobayna u xaglinayeen dhinac ilaa iminkana ay ka gaadhi la yihiin goan toos ah. Hadana Somaliya iyada o og in aanay lahay awood muqata oo ay Bada Somaliland ku faro galin karto, waxa ay heshis la soo gashay shirkado iskashato oo china laga leeyahay xoguhuna waxay tibaxayaan in Marakib hubaysani ay dusha ka ilaalahin doonan oo marka ay ka kalumaysanay xeebah Somaliya. Madaam oo sida ay heshiska ku galen biyaha Somalilnd ku jiran ujeedku ugu way waa in ay si caalima ah ugu doodan lahanshiyaha Biyaha iyo ku tagri falka biyaha Somaliland .

Somaliland waxaa la gudboon in ay is firfircoon uga hawl gasha sidii qaramada midoobay uga dhadhicin lahad qorshe laba waji lahe oo ku salaysan Somaliland iyo Somaliya inta arrimohoodu masiiriga ah kala dhamanayan.

Somaliland ma qadi karto in arrimo saameeya xidhidhka ay la leedahay qaramada midoobay in muqdisho goanmo lagaga gadho sida eriga wakilka qaramada midoobay.

In lala yimado siyaada indho fiiq fiiqan leh oo marxada geeska qaybteeda ka qaadato oo laga baxo siyaasada iminka e ah sug oo arrag, siyaasad wax ku darsanaysa qorshayasha mustaqbalka ee geeska.

Mohamad Abdi Adam (Raambe)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO