Wednesday June 26th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

KULMIYIHII Hore Iyo KULMIYIHII Danbe

0
Thursday January 03, 2019 - 20:43:31 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    KULMIYIHII Hore Iyo KULMIYIHII Danbe

    KULMIYIHII Hore Iyo KULMIYIHII Danbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KULMIYIHII Hore Iyo KULMIYIHII Danbe
HOR-DHAC

Hada Iyo Jeer Bay’ada Ama Deegaanka Iyo Dadka Ku Nooli Waxay Isku Leeyihiin Shaabaha Oo Dadku Dalkiisa Ayuu U Eegyahay .
Guud Ahaan Qaarada Africa Wax ay Had Iyo Jeer Isla Qabsadeen Dhaq-Dhaqaaq Kasta Inuu Bilawgiisa Ama Xiligiisa Koobaad Dhadhan Iyo Tayo Badan Yeesho, Somaliduna Waabay Kasii Xag Jirtaa Oo Dhaq-Dhaqaaq Kasta Bilawgiisa Ayay Dareen Qiiraysan Iyo Dedaalna Aanu Ka Madhnayn Ku Galaan, Tusaale Ahaan Dawladii Somalia Ee Uu Hogaamiye Mohamed Siyaad Barre Toban-keedii Sano Ee U Horeeyey Waxay Gaadhay Awood Iyo Guulo Wax Ku Ool Ah,


Heer Ay Xoog Ku Maquuniso Dawladihii Africa Ugu Awooda Waynaa Dhanka Ciidanka Ugu Dambayntiina Somalia Ayaa Ciidan Amaanka Somalia Suga Loo Dawiriyey Oo Dunidu U Qaadhaantay Ilaa Imikana Qaar Kood Ku Suganyihiin! Sababtuna Waxay Ahayd Xusbigii
Kacaanka Ee Tobankii Sano U Ee Horeeyey La Mahadiyey Oo Laga Fur-Furi Waayey Xilka Dabadeed Gadaal Isku Fasaqay !! Arintani Waa Tusaale Uun Macanaha Ugu Wayn Ee Aynu Usoo Qaadnayna Waxa Weeye "Dhaq-Dhaqaaq Kastaa Mar Yaanu Inala Dhaafin”!

Intaas Markaan Hor-Dhaca Kusoo Dhaafo, Oo Aan U Gudbo Muhiim Ka Qormadaydan Sanadkii 2010 Waxa Talada Dalka Ku Guulaystay Xusbiga Kulmiye Oo Calanka Calaamadiisuna Tahay Midabka Cagaarka Iyo Middabka Hurruudda ilaa Imikana Talada Dalka Hogaaminaya. Waxa Xusbiga Kulmiye Markii Koobaad Hogaaminayey Madax-Wayne Ahmed Mohamed Mohamoud Silaanyo Talada Dalkana Ku Guulaystay July 2010 Ilaa November 2017.
"Waayahay”

Aan Dib Ugu Noqdee Ciwaanka Qormadaydu Waxay U Dhigantahay (KULMIYE CAGAAR IYO
Kulmiye Huruud) Haddiiba Calaamada Xusbiga Kulmiye Ay Ka Koobantahay Middab Cagaaran Iyo Midab Huruuda
Ah Bal Ma Isku Daynaa Inaynu Labbadana Midab Wax Ka Dhex Barano? "Kolay Haa Tidhiye Inna Mari Oo Illa Soco” Madaamaa Oo Aynu Dad Xoolo Dhaqato Ah Oo Laf Dhabarta Nolosheenu Ku Tiirsantahay Xoolaha Nool Ogow Saaxiib Xooluhuna Waxay Ku Noolyihiin Oo Noloshoodu Ku Dhisantahay
Baad Iyo Dhir Sidaa Awgeed Idil Ahaanba Soomalida Middabka Cagaarani Midabada Uguma Jiro

Oo Way Ka Jecelyihiin Had Iyo Jeerna Sugaanta Somaliyeed Lagama Waayo Cagaar Iyo Doog Sidaa Si Le’eeg Dhanka Cilmiga Sayniska Iyo Tiknoolajiguna Middabka Cagaraan Waxa Lagu Suntadaa "Hagaag” Ama Shay Sidii Lala Rabay Ah.
Dhanka Kale Midabka Hurruuda Wuxuu Soo Baxaa Marka Geeduhu Ama Baad Ku Jeesto Ama Daaqii Dhamaado Ayaa Dhamaan Dhirtuu Isku Bedeshaa Midabkaa Hurruuda Ah Hadii Aan Si
Kale U Tilmaamana Waa Yadda Diilo Xumo Oo Had Iyo Jeer Waxa Lagu Suntadaa Khatarta Naf La Baqqa Ah (Warning)
Hadaba Bal Aynu Isku Eegno Sifooyinka Aynu Ka Bixinay Labbada Middab Ee Kala Ah Cagaar Iyo Hurruud iyo Xusibga Kulmiye

                                                    KULMIYIHII CAGAARNAA 
Si Ay Habsami Socodka Xusbi-Xaakimka Iyo Xukuumadu Isku Dhinac Gaardiyaan Oo Maamul Waliba Dhankiisa Isku Maamulo Wuxuu Madax-Wayne Ahmed Mohamed Mohamoud Silaanyo Ku Dhiiraday Inuu Kala Saaro Hogaanka Xusbiga Iyo Xukuumada” Waana Sababta Koobaad Ee
Xusbiga Kulmiye Kusii Riiq Dheeraaday. Qaab Siyaasiga Noocaas Ahni Waa Qaab-Siyaasi Hadii Middab Ahaan Loo Badelo Cagaaran!!

KULMIYAHA HURUUD

Intooda Badan Hogaanka Xusbiga Kulmiye Waa Madaxda Xukuumada Talada Haysa Madaama Oo Ay Weli Isku Jiraan Hogaanka Xusbiga Iyo Xukuumaduna Waxa Gebi Ahaaba Meesha Ka Baxaysa Gooni Socodkii Xusbiga. Qaab-Siyaasiga Noocaasi Ahni Hadii Middab Ahaan Loo Bedelo Waa Middabka Huruuda Ah, Sifadiisuna Tahay Digniin Naf La Baq Ah. Tubtii Xusbigii Udub Bay Haystaa!!

Akhristoow Adigoo Aad Ugu Mahadsan Wakhtigaaga Qaaliga Ah Waa Inoo Iyo Qormadan
Qormada Xigta Insha Allah
Allaa Mahadleh

Eng Abdulkadir Mohamoud Sugal
(Muwaadin Aragtidiisa Anfaacsada)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
WAREYSIYO